1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Jadwalkada Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaaciyey jadwalka doorashada lix kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah oo lagu dooranayo magaalada Gaalkacyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo La Kulmay Xildhibaannada Banaadiriga Ee Muqdisho Lagu Doortay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Banaadiriga 11-aad kusoo baxay ee Beelaha Banaadiriga, oo dhowaan la doortay. Casho…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Koonfur Galbeed Oo Shaaciyay Odayaasha Dhaqanka Lix Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska bulshada iyo dhaqanka ee soo kala xulaya ergada kala dooraysa lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Rooble Oo Guddi U Magacaabay Arrinta Gedo Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi qiimayn iyo baaris ku sameeya xaaladda amni ee deegaan doorashada labaad ee Jubbaland. Guddigaan ayaa ka kooban todaba xubnood waxaana lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Habraaca Doorashada Lix Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada Lix kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Baydhabo. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Shaaciyey Jadwalka Kuraasta Lagu Dooranayo Boosaaso Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shaacioyey jawanka 16 kursi, kuwaas oo ka tirsan Baarlaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya , waxaana lagu dooran doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Lix Kuri Oo Baladweyne Lagu Doortay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Koonfur Galbeed: Liiska Doroashada Afar Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska afar kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo doorashadooda la qabanayo todobaadkaan. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Baladweyne Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo War Kasoo Saaray Dacwadda Kursiga HOP#045 Guddiga xalinta Khilaafaadka ee doorashooyinka dadban ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa waqti dheeraad ah waxaa uu ku daray baaritaan uu sheegay guddiga in lagu samaynayo dacwad laga gudbiyey…