2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Saxiixay Hindise Sharciyeedyo Dhowr ah Madaxwaynaha dowlad galmudug Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta saxiixay hindise sharciyeedyo dhowr ah , kuwaas oo horay u meel mariyeen golaha wasiirada iyo golaha wakiillada maamulka Galmudug,waxaana ay gaarayaan ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hirshabeelle : Liiska Doorashada 11 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hergalinta dooroshooyinka SEIT ee Hirshabeele ayaa shaciyay liiska 11-kursi oo kamida kuursta golaha shacabka ee deegan dooroshadooda ay tahay magaalda baladwayne. Kuraasta la shaciyay ayaa kala ah HOP#004, HOP#010,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baladweyne: Doorashada Lix Kursi Oo Dib Loo Dhigay ! Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay in dib u dhac uu ku yimid doorashada lix kursi oo maanta lagu dooran rabay magaalada Baladweyne. War ka soo baxay guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso:Xildhibaannada Banaadiriga ee Kusoo Baxay Doorashadii Muqdisho Waxaa maanta magaalada caasmadda ah ee Muqdisho lagu doortay shantakursi Beelaha Banaadiriga ku matalaysa golaha Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo ku jira maalmihii ugu dambaysay dooshadiisa.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Afartii Kursi Ee Ugu Dambaysay Dhuusamareeb oo La Doortay Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa maanta lagu doortay afar kursi,kuwaas oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, oo 18 cisho lagu daray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kuraasta Beelaha Banaadiriga oo Muqdisho Lagu Dooranayo Waxaa saakay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka socda doorashada shan kursi, kuwaas oo ay leeyihiin Beelaha Banaadiriga, kuwaa ku matalaya Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muddo Kordhin Loo Sameyay Waqtiga La Dhameynayo Doorashada Baarlamaanka Kulan dhanka fogaan aragga ah oo ay yeesheen madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo ra’iisul wasaare Rooble ayaa looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlaha doorashooyinka. Shirka oo uu shir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Goorta Ay Dhacayso Doorashada Xildhibaannada Banaadiriga Guddiga doorashooyinka Beelaha Banaadiriga ayaa shaaciyey waqtiga laqanayo doorashada shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda fedelka Soomaaliya ay ku yeelanayso beesha oo ku matali doono…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 3 Kursi Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee dowlad gobaleedka Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka iyo habraaca doorashada saddex kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala ah HOP#078, HOP#012…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso Natiijada Xildhibaannada 5-ta ah ee Maanta Lagu Doortay Kismaayo Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa maanta lagu doortay 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya, kuwaas…