1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Eedeysane Fahad Oo Qaatay Shahaadada Kursiga HOP#086 Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo kamid ah eedeysanayaal loo heysto dilka Sarkaal ayaa galabta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Fahad ayaa u sharaxan kursiga tirsigiisu yahay #086, oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble oo Guddi u Magacaabay Cabashada Banaadiriga Ra’iisalwasaaraha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu magacaabay tabasho ay soo gudbiyeen beelaha Banaadiri, kadib kulan maanta uu Muqdisho kulan kula yeeshay waxgaradka uu xafiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka IMF: Haddaan La Helin Dowlad Cusub Bisha May Waxaa Istaagaya Taageeradeenna IMF ayaa sheegtay in barnaamijyadeeda Taageridda ciidamada, Deyn cafinta iyo Taagerada ay siiso dowladda Soomaaliya halis ugu jiraan in la joojiyo marka la gaaro bisha May haddii aanay doorashada dhamaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Odayaasha Dhaqanka Banaadiriga Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Banaadiriga ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee soo dooraneysa kuraasta Banaadiriga. Kurasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hishabeelle oo Shaacisay Dhaqanka Soo Xulaya Ergada Kala Dooranaysa 3-Kursi Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleeedka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Dhaqanka iyo Bulshada Rayid ee soo xulaysa ergada soo kala dooranaysa 3 kursi oo ka tirsan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ergada Dooranaysa Fahad Yaasiin iyo Ciidammo Hor Leh oo Gaaray Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta dowladda Soomaaliya ay geysay ciidamo dheeraad ah, kuwaas oo la sheegay in ay ilaalinayaan lataliyayaha madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Fahad Yaasiin Xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKhriso: Magacyada Xildhibaannada Kusoo Baxay Doorashadii Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka u ah dowlad goboleedka Jubbalanad ayaa maanta lagu doortay kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jdowladda federalka ah ee Soomaaliya HOP#132, HOP#092…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka AKhriso : Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka oo Kismaayo Lagu Dooranayo Yaa Ku Tartamaya? Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG uah dowlagd goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Dadban Oo Beeniyey Warqad Horay Uga Soo Baxday Guddiga dooorashooyinka dadban ayaa beeniyey warqad lagu sheegay inuu guddigu ku hakiyey mid kamid ah kuraasta deegaan doorashoodu ay tahay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, waxaana ay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Liiska Deegaan Doorashada Labaad Ee Galmudug Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka dadban ee maamul goboleedka Galmudug Soomaaliya ayaa shaacyey in kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo dhowaan la qabanayo tirada waa 11 kursi. Kuraastaan…