1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaaku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Galmudug Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu doortay 3 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ee Soomaaliya. 1: Kursiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 7 Kursi Oo Lagu Doortay Baraawe, Akhriso Yaa Ku Soo Baxay? Magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagu doortay lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: 7 Kursi Oo Muqdisho Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa Horay Ugu Fadhiyay? Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdish ee caasimadda dalka lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 6 Kursi Oo Baraawe Lagu Dooranayo, AKhriso Yaa U Tartamaya? Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Baraawe ee caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur galbeed lagu qabanaya doorashada lix kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#057,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saddex Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta lagu dooranayo Dhuusamareeb ayaa waxa ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay. Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee banaadiriga ayaa shaaiyay liiska kuraasta golaha shacabka iyo sidoo kale jadwalka doorashada xubnaha banaadiriga. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 7 Kursi Oo Baraawe Lagu Doortay, Yaaku Soo Baxay? Magaalada Baraawe ee caasimadda maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa maanta waxaa lagu doortay 7 kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farxaan Cali Oo Loo Doortay Senator Ka Tirsan Aqalka Sare Waxaa maanta oo arbaca ah magaalada Dhuusamareeb lagu qabtay doorashada hal kursi oo kamid ah kuraasta baaralamaanka aqalka sare. Kursigaan oo noqonaya midkii ugu dambeyay ee kuraasta aqalka sare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho. 11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: Liiska Doorashada 16 Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Puntland ayaa shaaciyay liiska 16 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Boosaaso. Kuraasta la shaaciyay ayaa kala HOP#220, HOP#169,HOP# 076, HOP#149, HOP#157, HOP#142, HOP#227, HOP#190,…