1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland Oo Loogu Baaqay In Xal Loo Helo Doorashada Gedo Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland: Habraaca Doorashada Saddex Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga doorashooyinka SEIT ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta shaaciyey doorashada 3 kursi, kuwaas oo ka tirsanBaarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomalaiya, iyadoo doorashada golaha ay gashay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Fadhiyo Kuraasta Baladweyne Ee Doorashadooda La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashadooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay 13 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Baladweyne. Kuraasta la shaaciyay ayaa waxaa kamid ah kuraasta tirsigoodu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe: Odayaasha Dhaqanka 13 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneysa ergada 13 kursi. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Kursigii Ugu Dambeyay Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska musharixiinta kursi ka dhimanaa aqalka sare. Qoor-Qoor ayaa soo saaray magacyada laba musharax oo u tartameysa kursiga ugu dambeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Dhuusamareeb? Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo maanta sabti ah ka dhaceysay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Kursiga koowaad ee tirsigiisu yahay HOP#025 waxaa kuwada tartamay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laba Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu wadaa in lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Labada kursi ee maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Matalayay 13-kursi Ee Jadwalkooda La Shaaciyay Koonfur Galbeed Baarlamaankii 10-aad? Guddiga hirgelinta doorashooyina SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 13 kursi oo ay horay u soo saareen liiskooda. Kuraastaan ayaa lagu dooranaya magaalada Baraawe ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug Oo Dib U Dhigay Kursiga HOP#053 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#053, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Dhuusamareeb. Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta La Isku Tanaasulay Ee Muqdisho Lagu Doortay? Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo khamiis ah lagu qabtay doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta maanta la doortay ayaa waxaa ay…