Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee dowlad goboleedka Jubbaland ee Garbahaareey, kuwaas oo tagay Kismaayo. Kulanka guddiga iyo Ra’iisalwasaaraha…