1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baraawe: Odayaasha Dhaqanka 13 Kursi Oo La Shaaciyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneysa ergada 13 kursi. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa lagu wadaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug Oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Kursigii Ugu Dambeyay Aqalka Sare Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska musharixiinta kursi ka dhimanaa aqalka sare. Qoor-Qoor ayaa soo saaray magacyada laba musharax oo u tartameysa kursiga ugu dambeyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Dhuusamareeb? Waxaa goordhaw la soo gabagabeeyay doorashada laba kursi oo maanta sabti ah ka dhaceysay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Kursiga koowaad ee tirsigiisu yahay HOP#025 waxaa kuwada tartamay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Laba Kursi Oo Maanta Lagu Dooranayo Dhuusamareeb Waxaa maanta oo sabti ah magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug lagu wadaa in lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Labada kursi ee maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Matalayay 13-kursi Ee Jadwalkooda La Shaaciyay Koonfur Galbeed Baarlamaankii 10-aad? Guddiga hirgelinta doorashooyina SEIT ee Koonfur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 13 kursi oo ay horay u soo saareen liiskooda. Kuraastaan ayaa lagu dooranaya magaalada Baraawe ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka SEIT Galmudug Oo Dib U Dhigay Kursiga HOP#053 Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay in dib loo dhigay doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#053, kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Dhuusamareeb. Kursigaan ayaa waxaa horay ugu fadhiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Yaa Ku Soo Baxay Kuraasta La Isku Tanaasulay Ee Muqdisho Lagu Doortay? Waxaa magaalada Muqdisho maanta oo khamiis ah lagu qabtay doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland. Kuraasta maanta la doortay ayaa waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqdisho Oo Lagu Dooranayo Maanta 5 Kursi Magaalada Muqdisho ayaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada 5 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay Somaliland. Kuraasta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Lix Kursi Oo Baraawe Lagu Dooranayo, Akhriso Yaa U Tartamaya? Magaalada Baraawe ee xarunta maamulka koonfur galbeed ayaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta maanta doorashadooda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada 7 Kursi Oo Lagu Doortay Baraawe Magaalada Baraawe ee xarunta maalmul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacday doorashada 7 kursi, kuwaas oo katirsan golaha shacabka Baarlamanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya.…