2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Natiijada Doorashada 6 Kursi Oo Lagu Doortay Jowhar Magaalada Jowhar ee xarunta u ah maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa goordhow kusoo idlaatay doorashada lix kursi,kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya. 1Kursiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaaku Soo Baxay Kuraasta Maanta Lagu Doortay Baydhabo? Magaalada Baydhabo ee caasimadda maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa manta lagu doortay 5 kurisi, oo ka tirsan golaha shacabka oo ka mid noqnaya Baarlmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ajendaha Rooble ee Imaaraadka: 7 Qodob oo ay Tahay inuu Hordhigo Abu Dhabi! Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow u kicitimay dalka Imaaraadka halkaas oo ku tagayo booqasho tii ugu horeysay ee uu ra’isul wasaare Soomaaliyeed sameeyo 4-tii sano ee lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Habraaca Doorashada 5 Kursi Oo La Shaaciyay, Yaa Hadda Ku Fadhiyo? Guddiga doorashooyinka heer federal ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa shaaciyey qabashada shan kursi oo kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya oo lagu dooran doono Dhuusamareeb. Guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida Loogu Kala Guuleystay Kuraastii Garowe iyo Dhuusamareeb Lagu Doortay Magaalooyinka Garowe iyo Dhuusamareeb ee caasimadaha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa manta lagu qabtay doorashada kuraas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryadda federalka ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka: 12 Xildhibaan oo Cusub oo Maanta La Doortay Waxaa manta Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kusoo idlaatay doorashada 12 kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu kala tahay gobolada Woqooyi iyo iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya, iyaga kamid noqonaya Baarlamaanka 11-aad ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kursigii Jawaari Laga Reebay Oo Loo Doortay Wasiirka Howlaha Guud Ee KG Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee dowlad gobaleedka koonfur galbeed ayaa lagu soo gabagabeyay doorashada kursiga HOP#103 oo horay ugu fadhiyay Maxamed Sheikh Jawaari. Kursigaan oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Xalinta Oo Joojiyay Shaacinta Natiijada Kursiga HOP#67 Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa shaaciyay in la hakiyay ku dhawaaqista natiijada kursiga HOP#67 oo uu dhawaan ku soo baxay Yaasiin Fareey. Guddiga ayaa sheegay in ay in dacwad ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waa kuma Mahdi Guuleed Khadar Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lagu doortay kursigii ugu horeyay ee xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS. Kursigan oo ay kuwada tartamayeen musharixiinta kala ah Mahadi Maxamed Guuleed Khadar iyo Mushtaaq Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay In Uu Ka Mid Aqalka Sare Waxaa goordhaw Teedhada Afisyooni lagu doortay kursiga koowaad ee kuraasta Gobalada Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Sare. Cabdi Xaashi Cabdillaahi, oo horay afartii sano ee la soo dhaafay ugu fadhiyay kursigaan…