1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha caalamka: Waa in DF iyo Maamul Goboleedyada Ku Heshiiyaan Hirgelinta Doorashada Beesha caalamka ayaa saxiixayaasha heshiiskii 17-kii September waxay ku baaqday in ay si degdeg ah isugu yimaadaan si loo dhameeyo hawlaha doorashada iyada oo laga ambaqaadayo shaqadii guddiga farsamo ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir: Habdhaqanka Farmaajo Waa Mid Dhego iyo Indho La’a, Nabaddana dan kama laha Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed, oo ka hadlay baaqa Madaxweeynihii hore Farmaajo ee ku aaddan in madaxda dowlad gobaleedyada Jubbaland iyo Puntland ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble “Waa nasiib-darro In La Yirahdo Dalka Dowlad Kama Jirto” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Kheyraadka Oo Ku Takrifal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiirka Batroolka, Dalbaday In Lasoo Celiyo Guddoomiyaha HBS Waxaa goordhow soo baxay go’aanka guddiga kheyraadka dabiicigaa iyo bii’ada ee ku saabsanaa khilaafka ka dhex jira wasaaradda batroolka & macdanta iyo hay’adda batroolka soomaaliyeed (hbs). Guddiga ayaa waxyaabaha uu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddigga Lagu Muransan yahay ee Doorashooyinka Dalka oo Soo Saaray Baaq La Xiriira Doorashada Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka dalka ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo waxyaabihii u qabsoomay tan iyo markii la magacaabay. Guddiiga ayaa sidoo kale waxa auu ugu baaqay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Ilyaas oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Xil Ka Qaadista Guddoomiyaha Hey’adda Kheyraadka Senator Ilyaas Xasan oo ka tirsan golaha aqalka sare ahna guddoomiyaha guddiga kheyraadka ee golaha ayaa sharci darro ku tilmaamay xil ka qaadista Ibraahim oo ah guddoomiyaha hey’adda kheyraadka. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Daawo: Axsaabta Somaliland oo Taageertay Go’aankii Kasoo Baxay Guddiga Doorashooyinka Hoggaanka axsaabta siyaasadda ee Somalailand oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda u ah ayaa kawada hadalay arrimaha doorashooyinka soo aadan iyagoo xusay in wadajir ay u taageereen…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saaxiibada Caalamku Waxay Ku Baaqayaan In La Xalliyo Is-mari-waaga Ka Taagan Doorashooyinka Muqdisho, 12 Janaayo 2021 – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay aad uga walaacsan yihiin is-mari-waaga ka taagan hirgelinta hanaanka doorasho ee 17-kii Sebtember ku heshiiyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada Ammaanka Puntland oo Howlgallo Ka Sameeyey Boosaaso Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee maamulka Puntland ayaa xalay hawlgallo xooggan oo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyey xaafadaha kala duwan ee magaaladu ka kooban tahay. Hawlgalka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Somaliland oo Xarun Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Ka Samenaysa Dhahar Mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ka hirgeliyey xarun lagu diiwaangeliyo dadka cod-bixiyaasha ah doorashada Somaliland. Mas’uuliyiinta Somaliland u qaabbilsan degmadaas ayaa maalmihii tagay ka waday wacyi-gelinta…