2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Professor Xasan Sheekh Cali “Waa in La Qabtaa Doorasho Ku Saleysan Rabitaan” Professor Xsan n Sheekh Cali oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo la xiriira doorashooyinka dalka oo muran uu ka taagan tahay qaabka loo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Isimida Puntland oo War Kasoo Saaray Muranka Doorashooyinka Qaar ka mid ah Isimada Puntland ayaa baaq kasoo saaray khilaafka ka taagan doorashooyinka federalka Soomaaliya, taas dib uga dhacay waqtigii loo asteeyey in ay ka qabsoonto maamullada laguna soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharaxiinta oo Muqdisho Kula Kulmay Madaxada Maamullada Qaar Madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa xalay Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay Midowga Musharraxiinta, kulanka ayaa ka dhacay Hotel Duaale ee ku dhow garoonka Aadan Cadde.…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Madoobe oo Ka Jawaabay in Dowladda Dhexe Ay Dalabkoodii Ka Jawaabtay iyo In kale Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo maanta dib ugu laabatay magaalada Kismaayo, ayaa warbaahinta kala hadlay hadalkii kasoo yeeray dhiggiisa Galmudug ee ku aadanaa dhexdhexaadinta iyo arrimaha…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Midowga Musharraxiinta oo Beeniyey Hadalkii Kasoo Yeeray Dhanka Dowladda Afhayeenka midowga Musharaxiinta Ridwaan Xirsi Maxamed oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal shalay kasoo yeeyahay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo warbaahinta u…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh”Dowladdu Waa Iney Shacabka U Sharaxdaa Sababta Jubbaland Aysan Umaamulikarin Labada Goobood Ee Doorashada Madaxweynihii hore ee dowladda federalka Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey munaasabad ka dhacday Garowe oo lagu maamusayey laba sano guuradii kasoo wareegtay markii la doortay madaxweyne Deni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulankii Golaha Shacabka Ee Moddo Xileedkiisu Dhammaaday Golaha Shacabka waqtigiisu dhamaaday ee BFS Ayaa Maanta Yeeshay Kulankooda Caadiga ee Uu Shir Guddominaayey Guddomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cawad Cabdalla Ajendaha Kulanka Ayaa Ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Meelmariyey Miisaaniyadda 2021-ka Golaha wakiillada Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta Jowhar ku yeeshay Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12, waxaana Shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed Ajendaha Kulankaan ayaa ahaa Ansixinta Miisaaniyada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Waqtigiisu Dhammaaday oo Meelmariyey Misaaniyadda 2021-ka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021, oo uu ka dib dhacay. Waxaa guddoominayay Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…