2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaankii 2-aad oo BF oo 60 Cisho Gudaheed Hargeisa Cafis Weydiistay, Iskana Casilay Shaqada Muqdisho Waxaa maanta magaalada Hargeysa dib ugu noqday Mustafe Qodax, ninkan oo ahaa Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa 4 sano uun kasoo maqnaa magalaadaasi, hadda uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Ajendayaal Dhowr ah Waxaa maanta magaalda Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ka qabsoomay kulanka golaha wakiillada maamulkas oo ahaa Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 9aad ee golaha, waxaana shir guddoomiye guddoomiye Cabdixakim Luqmaan xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh Oo Farmaajo iyo Labada Aqal ee BF ugu Baaqay In Dalka Aanu Dastuur La’aan Noqon Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray madaxweyne Xasan Sheekh iyo labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya,…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Waxkabedel Ku Sameeyey Mudddo Xileedka BFS Guddoomiyaha golaha shacaka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh oo kulankii maanta ee golaha ka hadlay ayaa sheegay in golaha shacabka uu wax ka bedel uu maanta ku sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Gudagalay Meelmarinta Miisaaniyadda 2021-ka Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta waxaa ay ku leeyihiin xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee Miisaaniyadda dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaanno Ka Tirsan Puntland oo Ka Hadlay Xasaanad Laga Qaaday Xidhibaanno ka tirsan maamulka Puntland oo maalinimadii shalay maxkamadda sare ee Puntland ay mudodaysay dhegaysiga kiis ku aaday xil ka qaadis lagu sameeyey ayaa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxkamadda Sare Ee Puntland oo Muddeysay Dheysiga Kiiska Xildhibaannadii Xilka Laga Qaaday Maxkamadda sare dowlad goboleedka Puntland ayaa sheecisay waqtioga loo fariisnayo dhageysiga dacwad la xiriirta xilidhibaanno ka tirsan golaha wakiillada maamulkaas oo dhowaan xilka laga qaaday. Maxakamadda ayaa sheegtay in 10…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland oo Warsaxaafadeed Kasoo Saartay Arrimaha Doorashooyinka Federaalka Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta warsaxaafadeed kasoo saaray xaaladda guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, waxaana lagu xusay in Jubbaland ay diyaar u tahaya in dalka ay ka qabsoonto doorasho…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland: 8 Xildhibaan oo Xasaanadda Lagala Noqday Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goordhow ilaa 8 xildhibaan oo ka tirsan maamulka Puntland lagala noqday xasaanadda. Arrintan ayaa timid kadib markii lagu eedeeyey iney ku tunteen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ciidamada Booliska Puntland Oo Lagu Wareejiyey Xarunta Golaha Wakiillada Ciidama Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa si rasmi ah waxaa ay ula wareegeen xarunta golaha wakiillada maamulkaas, oo maalmahaan ay ka taagneyd cabasho ay xildhibaannadu ka muujiyeen ilaadada xunta golaha.…