1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal iyo Ku-xigeenkiisa Koowaad oo Caawa Ku Biiray Shirka Musharraxiinta Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka fedraalka Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan iyo ku-xigeenkiisa 1aad Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa caawa ku biiray shirka midawga musharrixiinta ee looga tashanayo sidii dalka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soo Xirista Shirka Mushrraxiinta oo Dib U Dhacay iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Ku Biiray Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa ku biiray shirka wadatashiga Musharaxiinta oo maalintii seddexaad ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana la sugayaa xubno kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Musharaxiinta oo Maalintii Labaad Galay, Kulankii Koowaad Maxaa Looga Hadlay? Waxaa magaalada Muqdisho maalintii labaad ka socda shirka wadatashiga Musharaxiinta madaxweynaha dalka, waxaana shirka ka qeyb galayo Mushaxiin ku dhow ilaa 15 musharax, waxaana shirkoodo ku egyahay maalinta bari. Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X )…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Waqooyi Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi. halkaan ka akhriso
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntoooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Golaha ayaa kulankooda maanta waxaa looga hadli doonaa ajandayaasha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabaka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Beeraha Soomaaliya Xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Beeraha Soomaaliya, kaas oo horay u soo gudbisay wasaaradda beeraha. Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii akhrinta akhrintii 3-aad, waxaa ay …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19 Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah. Guddigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaaka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in golaha ay akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka 12 Murashax Madaxweyne oo Ku Hanjabay Iney Qaadhacayaan Doorashada Soomaaliya haddii ay DF Sii Waddo Musuq Ay Ku Eedeeyeen Murashaxiin 12 ah oo ka tirsan kuwa la filayo doorashada guud ee Soomaaliya ee 2020/2021 ayaa qoraal ay goordhow soo saareen waxaa ay ku hanjabeen in aaney qeyb ka noqon…