Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi
Sheeko:Baarlamaanka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2020/11/Cabdi-Xaashi-840x480.jpg)
Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X ) gobolada Waqooyi kasoo galayo baarlamaanaka 11-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.
Goobjoog News