1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, iyaga oo ka doodaya Ajandayaal dhowr ah. Kulanka golaha ayaa waxaa looga hadli doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Waqtiga u Kordhiyay Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddiga gaar-ka ah ee kasoo talabixinta soo jeedinta wax ka bedelka iyo kaabista Dastuurka KMG ah …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Xubnaha Guddiga Dib u Eegista Dastuurka Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xubnaha guddiga madaxabannaan ee dib-u eegista dastuurka dalka, oo ka kooban 5 xubnood. Xubnahaan ayaa waxaa horay usoo ansixiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulan Golaha Shacabka? Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa kala aha: 1. Ansixinta Xubnaha Guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Kursi Ka Bannaa Golaha Shacabka oo Baydhabo Ka Dhacday Guddiga doorashooyinka kuraasta bannan ee golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta doorashada mid kamid ah kuraasta ku qabtay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha Golaha Aqalka Saree e Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Arrintan ayaa ka dhigan in muwaadin kasta ay waajib ku tahay qaadashada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Aqalka Sare? Senatorrada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomalaiya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka maanta ayaa kala ah: 1. Akhrinta Kowaad ee Hindise Sharciyeedka La-dagaalanka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada gobolaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Mudisho. Ajandaha kulanka ayaa kala ah: 1. Ka doodista…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh Villa Hargeysa, iyaga oo ka doodaya ajandayaal dhowr ah oo golaha loo soo gudbiyay. Ajendaha kulanka ayaa kala ah:…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Dr. Cilmi M. Nuur ayaa magaalada Doxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar, Ali bin Ahmed Al Kuwari. Shirka ay…