Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh Villa Hargeysa, iyaga oo ka doodaya ajandayaal dhowr ah oo golaha loo soo gudbiyay. Ajendaha kulanka ayaa kala ah:… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Doxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Dr. Cilmi M. Nuur ayaa magaalada Doxa ee dalka Qatar kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar, Ali bin Ahmed Al Kuwari. Shirka ay…
1 daqiiqo Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah kulan ku leh magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho’ gaar ahaan xaruntooda Villa Hargeysa. Ajandayaasha looga hadlaayo ayaa kala…
2 daqiiqo Guddoonka Baarlamaanka oo Magacaabay Guddi dib u Eegis Dastuur. Guddoonka labada aqal ayaa soo kala saaray labo warqado ay ku magacaabayaan xubno ka tirsan baarlamaanka kuwaa oo dib u eegis kusoo sameynaya qodabo dastuurka ka mid ah , talo…
1 daqiiqo Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulamada Labada Aqal Ee Baarlamaanka? Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanaka Jamhuuriyadda Federalka ayaa maanta kulamo ku leh magaalada Muqdisho iyadoo laga hadlayo ajandayaal dhowr ah, kuwaas oo horyaalla labada aqal ee Baarlamaanka Ajendaha golaha aqalka…
1 daqiiqo Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciyo Muhiim Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ansixiyay hindise sharciyeedyo, kuwaas oo muhiimad gaar ah u leh dalka iyo dadka…
1 daqiiqo Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda caadiga ah ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka maanta ayaa kala ah: 1. Akhrinta 3aad iyo…
1 daqiiqo Senatorrada Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharci Cusub oo Muhiim ah Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka ayaa maan kulan isgu yimid, kaas uu shir guddoomiyeyay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyay…
1 daqiiqo Guddiga KMG ah oo Shaaciyay Waqtiga Doorashada Kursiga #HOP086 Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka kuraasta ka bannaan golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo doorashada kursiga tirsigiisu yahay #HOP086, kaas oo deegaan doorashadiisu tahay…
1 daqiiqo Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiye Madoobe iyo Xoghayaha Hey’adda ka Hortagga Nuclear-ka? Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Xoghayaha Fulinta Hay’adda ka Hortaga Tijaabada Nuclear-ka (CTBTO) oo warbixin…