2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Ka Qeybgalay Shirka Baarlamaanka Dalalka Bariga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka guddoomiyaasha baarlamaanada wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bulshada Bariga Africa (EAC).
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka 5-aad Baarlamaanka Al- Qudus Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khudbad ka jeediyay shirka 5-aad ee Baarlamaanka Al-Qudus.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Kambala Uga Qeybgashay Shirka Labaad ee Baarlamanaka Africa Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Barlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Entebbe uga qeyb gashay shirka labaad ee Baarlamaanka Afrika oo looga hadlayay muhiimadda qoyska iyo qaranimada.
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Baarlamaanka Dhaqaalaha Bulshada Bariga Afrika oo Soo Gaaray Muqdisho Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo habdhowre kuxigeenka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabaas Cali Ibraahim iyo sidoo kale Xoghayaha guud .
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Wakiilla Somaliland Wasiir ( Faratoon) U Doortay Guddoomiyaha Golaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir ( Faratoon) u doortay guddoomiye cusub, kadib tartan ay wada galeen isaga iyo xildhibaan Cali Xaamud Jibriil iyo Xildhibaan Maxamed Khadar…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Maanta Dhaceysa Maalinka maanta Axad ah lagu mudeysan yahay doorashada gudoonka golaha wakiilada Somaliland taas oo ay ku loolamayaan laba xubnood oo horay xilal uga soo qabtay Somaliland, kadib iscasilaaddii guddoomiyihii hore…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wasiillada Somaliland oo Barri Dhaceysa, Yaa Ku Tartami? Maalinka berri ah waxaa lagu mudeysan yahay doorashada gudoonka golaha wakiilada Somaliland taas oo ay ku loolamayaan laba xubnood oo horay xilal uga soo qabtay Somaliland, kadib iscasilaaddii guddoomiyihii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Kormeeray Xafiisyada Guddiyada Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xafiisyada guddiyada ee Golaha Shacabka BJFS. Guddoomiyaha ayaa u kuur galay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Qaabilay Goddoomiyeyaashii Kaga Horeeyay Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hooygiisa casuumaad ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. Kulanka casho sharafta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Baarlamaanka oo Ka Wadahadlay Habsami U Socodka Shaqada Baarlamaanka Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka oo ay sidoo…