1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garowe lagu soo dhaweeyay Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Aadan Madoobe, ayaa waxaa garoonka magaalada Garowe ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ay kamid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareeb oo Lasoo Doortay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo federalka iyo dib-u -heshiisiinta dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta Qabatay Doorashada Xubnihii ugu dambeeyay xildhibaannada Golaha Deegaanka Degmada Dhuusamareb ee gobolka Galgaduud, kuwaas oo ahaa 15…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Labada Aqal oo Shaaciyay Waqtiga uu Furmayo Kalfadhiga Labaad Ee Baarlamaanka 11-aad Guddoonka labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Madoobe iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa kulan wadajir ah oo ay Muqdisho ku yeesheen waxaa ay kasoo saareen warsaxaafadeed lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hantidhawraha Guud Ee Qaranka oo Kulan La Qaatay Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Hantidhawraha Guud ee Qaranka ayaa maanta Villa Hargaysa kulan kula qaatay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaynta, Iskaashiga Caalamiga iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ay ka wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Beeniyay Wararka Ku Aadan Safarka Guddoomiye Aadan Madoobe Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa safar ku maraya wadamo dhowr ah oo ku yalla qaaradda Yurub, waxaana dalal dhowr uu booqday uu kulamo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xoghaya Cusub Ee Golaha Shacabka oo Xilka La Wareegay Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa, Munaasabada ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dalka Imaaraadka carabta Amb. Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi. Danjiraha ayaa Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Lagu Ansixiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah Ee Golaha Shacabka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Aadan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Aadan Madoobe oo La Kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster, kulanka ayaa waxaa si gaar ah looga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Ka Wada Hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe oo iyo Denjire James Swan? Ku-simaha Madaweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabaka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay Amb. James…