1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo La Kala Diray Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in baarlamaanka K/Galbeed la kala diray maanta kadib markii xal laga gaari waayey Khilaaf kala dhaxeeyey xukuumadda Madaxweyne Cabdi Caziz Lagta Gareen. Muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada BF Oo Farmaajo Ku Eedeeyey Ku Takri-fal Awood iyo in Xukuumaddu Gabtay Shaqadeeda Qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed xaalada uu dalka marayo, iyagoo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiyada Siyaasadda oo Maamulka Farmaajo uga Digay Afduubka Doorashada Galmudug Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa walaac xoogan ka muujiyey qodobadii ka soo baxay shirkii dib -u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo habeenimadii xalay lagu soo gabangabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ankara kula kulmay Dhiggiisa Dawladda Turkiga. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa Dawladda Turkiga Mudane Mustafa Şentop, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka War murtiyeedka Shirka Dastuurka ee Wasaaradda iyo Guddiyada Dastuurka Shirkan oo muddadii u dhaxeysay 15-17 dhexmaray wasaaradda dastuurka iyo guddiyada ku shaqada leh arrimaha dasruurka ee midka madaxbannaan iyo midka baarlamaanka ayaa laga soo saaray war murtiyeed. Halkaan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Oo Sheegeysa iney Ka Go’antahay Dhameystirka Dastuurka Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaaqay in sedaxda hay’adood oo kala ah, Wasaaradda,Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuse Biixi iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Ka Hadlay Dib u Bilaabidda Wada Hadalka Muqdisho iyo Hargeisa Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaaliland gaaray wafdi uu hoggaaminaayo safiirka Soomaaliya u qaabilsan dowladda Ingiriiska Amb. Ben Fender, waxaana garoonka diyaarada Cigaal ee magaalada Hargeysa ku soo dhoweeyey…
9 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadda Guddoomiye Abshir Axmed ee Furitaanka Shirka Dib u heshiisiinta Galmudug Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah mudane Abshir Maxamed Axmed ayaa saqdii dhexe ee Khamiista waxaa uu khudbad dheer oo ka jeediyey daah furka shirka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Dib u Heshiinta Galmudug oo Furmay Waxaa caawa fiidkii si rasmi ah magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad gobaleedka Galmudug uga furmay shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug iyo dhismaha maamul dadka reer Galmudug u…