4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Khudbadaha Murashaxiinta Madaxtinimada Jubbaland Canab Maxamed Daahir oo aheyd mushaxii 1aad ee Madaxtinimada Jubbaland ee hortimaada Baarlaamnka, ayaa ka codsatay in baaralaanka ay ku taageeraan codkooda waxaa ayna ka horjeedisay waxqabadkeeda haddii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Jubbaland Oo Maamuli Doona Doorashada Madaxtinimada Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku waafaqay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Howsha doorashada Madaxweynaha, taasoo qeyb ka aheyd soo jeedintii Beesha Caalamka. Halkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Puntland Oo La Dhaariyey Guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland ayaa maanta waxaa lagu dhaarirayay Madaxtooyada magaalada Garowe, waxaana goobjoog ahaa madaxweynaha Siciid Cabdillaahi Deni. Dhaarta ka dib Madaxweynaha ayaana bogaadiyay guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Ugaas Xuseen Oo Taageeray Hannaanka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinnta dhaqanka ee dowlad goboleedka Jubbaland kana mid ahaa shaqsiyaadka kasoo horjeeday habka uu u socdo nimaadka habraaca doorashada Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Sheegtay Inaysan Aqoonsaneyn Natiijo kasta oo ka soo baxdo Doorashada Jubbalnd. Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Halkaan ka Akhriso Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Sidee Ayey u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland? Waxaa hadda soo gabagabowday doorashada guddoonka ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland. Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa loo doortay Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo codadkii…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaar ka Mid ah Musharixiinta Jubbaland oo ka horyimid dalabkii Wakiilka QM Shalay Wafdigii uu hoggaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, james swan waxaa ,arkii ay tageen Magalada Kismaayo ay la kulmeen Madaxda Maamulka Jubbaland iyo iyo musharixiinta aan is diiwaangelin,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddigga Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Kormeeray Xarunta Shirka Iyo Deegaanka loo qorsheeyay Ergada. Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee guddigga ayaa kormeeray xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shir-weynaha dib-u-heshiisiinta iyo goobaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Isbeddel Lagu Sameeyay Jadwalka Doorashada Ee Jubbaland Qoraal kasoo baxay Guddiga madax bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland & tan guddoonka Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Xisbiyo Siyaasadeed iyo Dowlad Goboleed Soo Dhoweeyey Dhaarinta Xildhibaannada Jubbaland Xisbiga UPD ayaa ahaa xisbigii siyaasadeed ee ugu horeeyey ee u hambalyeeya xulista iyo dhaarinta xubnaha baarlamaanka Jubbaland, Xisbiyada UPD waxaa uu ugu baaqay madaxda dowladda federaalka ah iyo hey’adaha…