1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Kheyre oo War Kasoo Saartay Doorasho Cusub oo Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jubbaland Ah Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ayaa maanta qoraal kasoo saartay doorasho cusub oo ka dhacda dowlad goboleedka Jubbaland. Halkaan Ka Akhriso qoraalka wasaaradda Goobjog News
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Bayaanka Dacwo Ka Dhan Laanta Fulinta oo Himilo u Gudbisay Maxkamadda Sare Xisbiga Himilo ayaa maanta waxaa uu dacwad ka dhan ka ah laanta fulinta u gudbiyey maxkamadda sare ee JF ee Soomaaliya. Bayaan Saxaafadda lala wadaagay ayaa lagu bilaabay”Sida aad la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kismaayo: Guuleed iyo Shariifka oo Gaaray iyo Wufuud Kale oo La Filayo Wafdi ay horkacayaan madaxweynayaashii hore ee Galmudug iyo Koofur Galbeed Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka degay magaalada Kismaayo, ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland. Ujeedka safarka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo La Kala Diray Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in baarlamaanka K/Galbeed la kala diray maanta kadib markii xal laga gaari waayey Khilaaf kala dhaxeeyey xukuumadda Madaxweyne Cabdi Caziz Lagta Gareen. Muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada BF Oo Farmaajo Ku Eedeeyey Ku Takri-fal Awood iyo in Xukuumaddu Gabtay Shaqadeeda Qaar ka mid ah Xildhibaanada Labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen Muqdisho ka soo saaray war saxaafadeed xaalada uu dalka marayo, iyagoo soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xisbiyada Siyaasadda oo Maamulka Farmaajo uga Digay Afduubka Doorashada Galmudug Xisbiyada siyaasadda ee dalka ka jira ayaa walaac xoogan ka muujiyey qodobadii ka soo baxay shirkii dib -u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo habeenimadii xalay lagu soo gabangabeeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Ankara kula kulmay Dhiggiisa Dawladda Turkiga. Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJF Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magaaladda Ankara ee dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa Dawladda Turkiga Mudane Mustafa Şentop, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka War murtiyeedka Shirka Dastuurka ee Wasaaradda iyo Guddiyada Dastuurka Shirkan oo muddadii u dhaxeysay 15-17 dhexmaray wasaaradda dastuurka iyo guddiyada ku shaqada leh arrimaha dasruurka ee midka madaxbannaan iyo midka baarlamaanka ayaa laga soo saaray war murtiyeed. Halkaan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Oo Sheegeysa iney Ka Go’antahay Dhameystirka Dastuurka Wasiirka wasaaradda arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ku dhawaaqay in sedaxda hay’adood oo kala ah, Wasaaradda,Gudigga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka, Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka…