1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Jubbaland Oo Ka Hadlay Dhaarinta Xildhibaanada Cusub Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hambalyo u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynahu wuxuu xubnahan Cusub ee kamid noqday Baarlamaanka labaad ee Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Cusub Ee Baarlamaanka Jubbaland Oo La Dhaariyay Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubabda Hoose waxaa Maanta lagu qabtay munaasabad lagu dhaariyay Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland,kuwaas oo 73 ka mid ah xalay ay ku dhawaaqeen Guddiga doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashoyinka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland. Guddiga ayaana soo gudbiyay liiska xildhibaanada cusub oo gaaraya73 mudane, oo dhawaan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Shaaciyay Xildhibaanada Cusub Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee la soo xulay. Guddiga ayaa ayaa soo gudbiyay magacyada xildhibaanada ay soo xuleen odayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Cape Town K/Afrika Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika. Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee K/Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Xiray Qoraal loo diray xildhibaannada golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu xiran yahay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. war qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika Oo Shir Uga Furmaya K/afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dalka Koonfur Afrika ku sugan ayaa halkaas uga qeyb-galaya Shirka Afhayeenada Baarlamaanka Afrika oo uu martigelinayo Dalkaasi Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdiga Aqalka sare Ee Maalmahan ku Sugnaa Garoowe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Wafdiga Aqalka Sare ee uu hogaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku joogay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Muqdisho Soo Gaaray Gudoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, mudane: Mohamed Mursal Sheikh Abdiraxman iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminaayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo Maalmihii…