1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Shaaciyay Xildhibaanada Cusub Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee la soo xulay. Guddiga ayaa ayaa soo gudbiyay magacyada xildhibaanada ay soo xuleen odayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Cape Town K/Afrika Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika. Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmaya Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee K/Afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa waxaa uu gaaray magaalada Cape town ee dalka Koonfur Africa halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalkaas iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Xiray Qoraal loo diray xildhibaannada golaha shacabka ayaa lagu sheegay inuu xiran yahay kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. war qoraal ah oo ka soo baxay guddoonka sare ee baarlamaanka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Afrika Oo Shir Uga Furmaya K/afrika Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo dalka Koonfur Afrika ku sugan ayaa halkaas uga qeyb-galaya Shirka Afhayeenada Baarlamaanka Afrika oo uu martigelinayo Dalkaasi Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdiga Aqalka sare Ee Maalmahan ku Sugnaa Garoowe Oo Dib Ugu Soo Laabtay Muqdisho Wafdiga Aqalka Sare ee uu hogaaminaayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo safar shaqo ku joogay maalmihii lasoo dhaafay magaalada Garoowe ee Caasimada Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Muqdisho Soo Gaaray Gudoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, mudane: Mohamed Mursal Sheikh Abdiraxman iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminaayo ayaa dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa oo Maalmihii…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hoggaanka Labada Aqal Ee BF Oo Khudbado Ka Jeediyey Kulanka Wakiillada Puntland Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Garoowe kaga qeyb galay xiritaanka kulankii 44-aad ee golaga wakiilada dowlad gobaleedka Puntland. Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Xasan Yare “DFS Shaqo Kuma Lahan Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada” Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa uga digey dowladda dhexe, farogelin ay ku sameyso doorashada Jubbaland ee la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir Axmed iyo Wafdigiisa Oo Lagu soo Dhoweeyey Garoowe Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye Ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare-BFS mudane Abshir Maxamed Axmed, ayna ku jiraan senataro ay deegaanka doorashadoodu tahay Puntland ayaa Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe, waxaa…