1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelan doonaan kulankoodii 25-aad ee Kalfadhiga 5-aad, iyadoo kulankan ka mid yahay kuwa caadiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka BFS Oo Ansixiyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliyeed Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyey xeerka saxaafadda Soomaaliyeed. 139-mudane ayaa Haa ugu codeysay cid diidday ma jirto,hal Xildhibaan ayaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Xal Ayaa Laga Gaaray Dhacdadii Gaalkacyo” (Dhageyso) Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka ee loo xil saaray dhacdadii dhowaan ka dhacday magaalada Gaalkacyo ayaa ka warbixiyey halka ay haatan wax u marayaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi “Baaris Adag Ayaan Ku Haynaa Wixii Ka Dhacay Gaalkacyo” Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo ka mid ah xildhibaannada golaha shacabka, sidoo kalena ka tirsan guddi dhowaan uu golahan u saaray iney soo baaraan dhacdadii dadka lagu laayey ee ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta u Codeynaya Sharci Muhiim Ah Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ku yeeshaan xaruntooda kulankoodii caadiga ahaa. Waxaa lagu wargeliyey xildhibaannada in kulankan uu jiro, islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Xaaf: Waraaqda DF waa Sharci-darro, Galmudugna waa state xor ah, oo madaxbannaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo maanta dib ugu soo laabtay Dhuusamareeb ayaa shir jaraa’id uu ku wehliyey madaxa xukuumadda Sheekh Shaakir ku sheegay iney waxbo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Maareynta Maaliyadda Dalka Xildhibaanada golaha shacabka ayaa ansixiyey maanta Sharciga maareeynta maaliyadda dalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda,kaasoo horey laba Akhrin usoo maray. Kooramka Mudanayaasha golaha shacabka ee BFJS waxaa uu ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Soo Baara Dhacdooyinkii Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb Guddoonka Golaah Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh, ayaa guddi u saaray baaritaanka shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusa-marreeb ee Galmudug Gudoomiyaha ayaa magacaabay guddi ka kooban …
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsan Hirshabelle Oo Sheegay In Dabageed uu Diyaar u yahay Tanaasulaad Xildhibaanka Maxamed Nuur Cirfiid oo ka tirsan kuwa Hirshabelle, kana mid ahaa wafdi xildhibaanno iyo wasiirro ah oo gaaray Baladweyne, si xal looga gaaro khilaaf ka dhashay xil ka qaadistii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Jeesow “Dabageed Si Nabad Ah Xilka Haku Wareejiyo” Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu kaga hadlay xaaladda gobolka Hiiraan, oo maalmahan dambe…