Madaxweyne Qoor-Qoor “Dhamaan Ciyaartooyda Galmudug Waa Shaqaale Rasmi Ah Oo Ka Tirsan Dowladda” Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan si heer sare ah loo soo agasimay ku Maamuusay ciyaartooyda Kooxda Galmudug ee kaalinta ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Madaxweynaha Galmudug Oo Si Heer Sare U Maamuusay Kooxda Galmudug Ee Kaalinta Labaad Ka Gashay Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir Madaxdweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan mahadcelin u sameeyay ciyaartooyda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo ay ku…
2 daqiiqo Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waxaa Xoog Ku Haysta Hal Beel” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay qaabka ay u shaqeeyaan ma’suuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in bahda…
2 daqiiqo Cabdiqaadir Muxidiin Dacar “Waxaan U Mahadcelinaa Tababare Axmed Tahliil” La Taliyaha Maamul Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadr Muxiidiin Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wax qabadka wanaagsan ay 2020 soo bandhigeyn Wasaarada Ciyaaraha,Xiriirka Kubbadda Cagta iyo kooxda…
2 daqiiqo Maxamed Deeq “Waa Mas’uuliyad Adag In Lagaaga Yeero Xulka Qaranka” Daafaca qibrada wanaagsan ee kooxda kubbadda cagta Jubaland Maxamed Cumar Cabdi ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay u dheelista Xulka Qaranka Soomaaliya,ka dib markii laacib Maxamed lagu soo daray liis…
2 daqiiqo Cabdiqaadir Dacar “Horomar Wacan Macallin Daadir Amiin” Saxiibada iyo ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa hambalyo dhiirigelin ah u diray macallinka Gobolka Banaadir Daadir Amiin Cali,kaas oo ku guulaystay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
2 daqiiqo Madaxweyne Farmaajo Oo Koobka Iyo Biladaha Kaalamaha Kowaad Iyo Labaad Gudoonsiiyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u…
2 daqiiqo Ciyaaryahan Sarqaawi “Waan U Mahadcelinaynaa Madaxda Wasaaradda Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Galmudug” Bahda ciyaaraha Galmudug ayaa u mahadceliyay hogaanka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Galmudug shaqadii wanaagsan ay ka qabteen guulaha isboortiga Galmudug mudadii ay xafiiska joogeen,waxayna intaa ku dareen in Galmudug markii…
2 daqiiqo Guddoomiye Wiish “Tartanka Maamul Goboleedyada Waxaa Loo Qabtaa In Laga Helo Ciyaartooy Tayo Wanaagsan” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish ayaa sheegay in muhiimada ugu weyn ee loo qabanayo tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ay tahay in laga…
2 daqiiqo Macallin Aweys Aar “Som United Waxaan Ugu Mahadcelinaynaa Garab Istaagooda Wanaagsan ” Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maaliyadaha lagu sameeyo tababarka ku wareejisay Akadeemiyada Itaal FC ee ka dhisan magaalada Muqdisho,mana ah markii kowaad…