2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogaw Wax Walbo Oo Ku Aadan Ciyaarta Xiisaha Badan Ee Somaaliya Iyo Ethiopia Xulka Ethiopia ayaa ciyaar xiiso badan la leh xidigaha 23-jirada ee dalkeena Soomaaliya waxayna ciyaartan ka dhacaysa magaalada Addis Abba oo ay xulkeena gaareyn 10-kii bishan November Labada xul…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Baro Magacyada Iyo Kooxaha Laga Soo Kala Xulay Ciyaaryahanada 23-Jirada Soomaaliya Xulka kubbadda cagta dalkeena oo iminka ku sugan Ethiopia ay si wanaagsan isku diyaariyay ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika waxayna kulankooda kowaad la dheelidoonaan maalinta beri xidigaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Qaranka Soomaaliya Ayaa Si Wanaagsan Iskugu Diyaariyay Ciyaaraha Olomikada Adduunka Waxa ay si wanaagsan iskugu diyaariyeen ka qeybgaka is reebreebka ciyaaraha Olimkada qaarada Afrika ee 23-jirada ah, waxaana laga kala soo xulay dhamaan kooxaha kubbadda cagta heerarkooda kala gedisan ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Labo Bil Kadib Waa Sidee Xaalada Garoonka Stadium Muqdisho 27-Auguts 2018-ayay markii Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Ciyaaraha ee (Stadium Muqdisho) waxa uu sheegay in dowladda ay bilaabayso qorshe ballaaran oo lagu hawlgalinayo garoonka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo La Kulmay Ciyaartooyda Loo Soo Xulay Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa kulan la qaatay ciyaartooyda loo soo xulay in ay matalaan Gobolka Banaadir tartanka kubbadda cagta maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2018 oo aan wali la shaacin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Kooxda Elman Oo Dib Habeyn Ku Sameeyay Xafiisyadooda Shaqada 22-Augut 2018 waxa aheyd waqtigii uu xiliga la wareegay gudoomiyaha kooxda kubbadda cagta Elman Cabdirisaaq Faarax Garooje oo afarta sano soo socota hogaamindoona maamulka naadiga elman oo ah kooxda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Qurbajoogta Soomaaliyeed Ayaa Ka Amba Baxday Muqdisho,Iyagoo Fariin Wanaagsan Qaaday Magaalada Muqdisho waxaa ka amba baxay kooxda qurbajoogta Soomaaliyeed oo labadii tobaad lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is dhaxgal bulsho ka samaysay caasimada waxayna la ciyaareyn kooxaha kala ah Elman,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Heegan Oo Guuldarro Qaraar Ah Dhadhansiisay Dekedda Naadiga Kubadda Kolayga Heegan ayaa talaabo u qaaday hanashada horyaalka kubadda Kolayga 2018-2019 kadib markii ay guul ka gaartay xidigaha Dekedda oo horyaalka kula loolamaysay. Kulankan oo ka dhacay garoonka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Kala Socotaa Madaxweyne Farmaajo Iyo Kooxaha Uu Taageero Ciyaaraha Dalka Iyo Caalamka? Madaxweyanaha 9-aad ee jamhuuriyda fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo marka laga tago soyaalkiisa arrimaha siyaasadda dalka waxa uu ahaan jiray taageere,ciyaartooy iyo garsoore kubbadda cagta inkastoo uusan kasoo muuqan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yarisow: Stadium Muqdisho waxaan ku qabaneynaa Tartanka Maamul Goboleedyada 2018 Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yariisow) ayaa sheegay in maamulkiisa xooga saarayo labada bil ee ka harsan sanadkan 2018 sidii loogu diyaari garoobi lahaa in…