2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Banaadir SC oo ku guulaysatay koobka Maalinta Nabadda Aduunka-Sawiro. Kooxda Banaadir SC oo ku guulaysatay koobka Maalinta Nabada Aduunka-Sawiro. kooxaha kubada cagta Elman iyo Banaadir Sports Club aya ashalay galab ku kulmay garoonka Banaadir ciyaartan oo ay soo qaban…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoonka CECFA oo hambalyo soo gaarsiiyay Gudoomiyaha cusub ee SFF Iyadoo xafiiska warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubadacagta ay isagasoo daba dhacayaan dhambaalo hambalyo xambaarsan oo ka imaanaya madaxda kubada cagta caalamka oo dhan ayaa guddoomiye ku xigeenka ururka kubada cagta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamar wayne oo ku guulaysatay tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir+Sawirro Degmooyinka Xamar wayne iyo Waaberi ayaa isaga hor yimid ciyaartii kama dambaysta tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir , taaso ka dhacaday garoonka Banaadir (Ex koonis) Daawashada ciyaartan waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha SIMAD oo ku guuleysatay tartan loogu dabaal dagayay sanadguuradii 2-aad ee Goobjoog FM [huge_it_slider id=”23″] Ciyaar loogu dabaaldagayay sanadguuradii labaad ee kasoo wareegatay aas aaska Goobjoog FM ayaa shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho waxa ayna ciyaartaas dhax martay Wariyaasha Goobjoog FM iyo Macalimiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Germany oo markiisii afaraad ku guuleystay koobka Aduunka +Sawiro Xulka dalka Germany ayaa xalay ku guuleystay koobka Aduunka kadib markii ay ciyaar lays ku rafaaday ay la ciyaareen xulka dalka Argentina. Labada xul ayaa waxa ay sameeyeen fursado goolal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallin Soomaaliyeed oo markii ugu horeysay casharro ka bixinaya Tababarka Garsooreyaasha FIFA Waa talaabo weyn oo taariikhi ah in markii ugu horeysay mid ka mida macalimiinta garsooreyaasha kubada Cagta Soomaaliya Cali Maxamed Axmed (Cali Saciid) uu macalin ka noqon doono tababar heer…