2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abshir Axmad Oo Soo Xeray Koobkii Degmooyinka Galmudug Degmada Gaalkacyo ee Galmudug waxaa lagu soo gunaanaday koobkii degmooyinka Galmudug, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda ciyaaraha iyo dhallinyarada iyo xiriirka kubbadda cagta ee dowlad goboleedka Galmudug. Ciyaartii ugu dambeeysay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha (Dhageyso+Sawirro): Madax ka tirsan Dowladda FS oo ka qeyb galay soo xiritaanka koobka ciyaaraha oo Gaalkacyo ka socday Gaalkacyo ee Galmudug waxaa lagu soo gunaanaday koobka degmooyinka Galmudug, kaasoo ay soo agaasintay wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Galmudug. Madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hargeysa: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Xirfadda Tabinta Ciyaaraha Ku Shaqeysta Maxamed Baaruud Samatar waa wiil dhallinyaro ah oo ku nool Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somalilnad, waxaa uu ku shaqeystaa Xirfadda ciyaar tabinta ee garoomada lagu ciyaaro ku badda Cagta. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhageyso: Dhallinyarada Kubadda Cagta Ee Jowhar Oo Ka Cabanaya Dayac ka Jira Garoomada Dhallinyarada Kubadda Cagta ee magaalada Jowhar ayaa ka cabanaa dayac ka jira qaar ka mid ah Garoomada lagu ciyaaro Banooniga. Dhallinyarada ayaa sheegay in garoomada qaarkood laga dhigay meelo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhageyso: Gaalkacyo Oo Laga Daahfuray Koobka Ciyaaraha Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga daahduray ciyaaro dhexmari doona degmooyinka gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo daahfuray ciyaarahan ayaa sheegay iney ugu talogaleen is…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Hargeysa: 15 Sano Lama Qaban Ciyaaraha Degmooyinka, Garoomo La’aanna Waa Jirtaa Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen ciyaaraha degmooyinka magaalada Hargeysa oo ay sheegeen in ku dhawaad 15 sanno aan laga qaban magaalada Hargeysa.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Mo Farah Oo Looga Shakiyey In uu Maandooriye Isticmaalo, Lana Baarayo Oradyahanka weyn ee heysta dhalashada dalka England Mo Farah ayaa waxaa la marsiin doonaa tijaabo caafimaad iyada oo looga shakisan yahay in uu isticmaalo daroogo xilliga uu orodka ku jiro.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixinta Ganacsiga ee Sanadkii 2014 (AKHRISO) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Warbixinta Sanadlaha ah Ee Ganacsiga. Warbixintaan ayaa ka hadli doonta 12-ka Bil ee Sanadkii Hore 2014, isbedalada ganacsi, gaar ahaan sarifka Lacagta iyo farqiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo sheegtay in diiradda ay saarayso shaqo abuurka iyo waxbrashada dhalinyarada (Dhageyso) Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado qorshayaal badan oo la xiriira dhanka dhalinyarada, kuwaa oo ay ka mid yihiin abuurka shaqo iyo sidoo kale…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda kubada cagta Goobjoog FM oo ku guuleysatay koob lagu maamuusay halgamaa Shiiqaalow (Sawirro) Kooxda kubada cagta ee Goobjoog FM ayaa ku guuleysatay koobkii lagu maamuusayay halgamaagii isboorti ee dalkeena Maxamed Xuseen Shiiqaalow kadib markii ay ka adkaadeen dhigooda Gool FM ciyaartii kama dambeysta.…