Madaxweyne Lafta Gareen Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambaliyo iyo Bogaadin udiray kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo Guul muhiim ah ka gaartay naadiga Jubbaland,iyagoo sanadkii sadexaad ka qeyb… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Ciyaartooyda Koonfur Galbeed Oo Lagu Wareejiyay Dhaqaalo Lacageed Oo Ka Timid Xildhibaanada Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Koonfur Galbeed oo kaashanaya madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa dhaqaal lacageed ku wareejiyay maamulka,macallimiinta iyo guddiga kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb…
1 daqiiqo Tartanka Maamul Goboleedyada:-Jubaland Oo Ciyaar Adag La Leh Koonfur Galbeed Kooxda difaacnaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee Jubaland ayaa soo dhawaynaysa dhigeeda Koonfur Galbeed oo ay kuwada jiraan Group B,waxaana labada koox ka dhaxaysa xifaaltan adag. Sanadii 2017…
1 daqiiqo Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Oo Barbaro Ku Kala Tagay Kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa daah furay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waaxaana qeybta kowaad lagu kala nastay 1-0 oo ay hogaanka ku hayeen xidigaha Galmudug,waxaana u…
1 daqiiqo Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u…
1 daqiiqo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka furmaya Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeesa wada dheeli doono kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galamudug oo kuwada jira Group A,waana…
1 daqiiqo Xilidhibaan Afgooye Oo Madaxweyne Lafta Gareen Iyo Xildhibaanada Ugu Baaqay In Dhaqaalo Xoogan Lagu Bixiyo Horomarinta Iyo Guulaha Kooxda Koonfur Galbeed Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Banaadir oo sanadkii saddexaad ay marti gelinaysa caasimada Muqdisho ayaa si weyn loo hadlayaa xiisahiisa,dhamaan kooxaha ka qeyb galaya ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho,iyadoo koobkan ay…
1 daqiiqo Madaxweyne Axmed Madoobe”Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Waxaan Karajeynaa Inay Xal U Noqdaan Buuqa Siyaasadeed” Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay Kooxda kubbadfa cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,kaas oo…
1 daqiiqo Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca caafimaadka la gashay Gacal Polyclinic Center oo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho,waxaan heshiiska labada dhinac uu socon doonaa…
1 daqiiqo Xildhibaan Cali Afgooye Oo Balan Qaaday Sare U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macalimiinta Koonfur Galbeed Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo si wanaagsan ugu diyaar garowday tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa waxaa booqasho iyo dhiirigelin ugu tagay Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye)…