Guddoomiye Ciiro “Kooxda Puntland Waa Diyaar” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Maxamed Cali Ciise (Ciiro) ayaa sheegay innay u diyaarsanyihiin ka qeybgalka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo sheegay in ay gaari doonaan ilaa heerarka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Cali Afgooye ” Is Badal Muuqda Ayuu Wasiir Xamse Saciid Ku Sameeyay Wasaaradda Ciyaaraha” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bogaadiyay da’daalada iyo badalka muuqda uu Wasiir Xamse Saciid Xamse ku samayeeyay Wasaarada Ciyaaraha iyo…
1 daqiiqo Duqa Degmada Gaalkacyo OoLa Kulmay Guddiga Dhismaha Garoonka Cabdullaahi Ciise Duqa degmada Gaalkacyo ayaa la kulmay Guddiga gacanta ku haaya dhismaha Garoonka kubbadda Cagta Cabdulaahi Ciise,kulankan waxaa uu ahaa mid guddiga ay ugu warbixinayeen Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa shaqada…
2 daqiiqo Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya” Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse oo ka hadlayay muhiimada ay lee yihiin ciyaaraha Gobolada ayaa sheegay in sanadkan maamulkiisa uu wax badan ku soo kordhin doono,kan…
1 daqiiqo Ciise Ibraahim “Azz Sports Sharaf Ayay U Tahay In Ay Qeyb Ka Noqoto Guulaha Soomaaliya” Shirkadda A2Z Sports ayaa qaadatay qandaraaska soconaya mudo saddex sano kaas oo ku aadan qalabsiinta ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya,wuxuuna qalabkaas ku kooban yahay funaanadaha, matantayaasha, isku joogyada tuutaha iyo agabyada…
1 daqiiqo Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo madax ka socotay labada dhinac ayaa kawada hadlay wada…
2 daqiiqo Wasiir Xamse Saciid Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Qoraal ka soo baxay xafiiska Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa laga shaaciyay guddiyo kala duwan oo maamulaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
1 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Oo Bogaadiyay Magacaabista Wasiir Xamsa Hogganka Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland Iyo qaar ka mid ah bahda isboortiga ayaa rajo weyn ka muujiyay magaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay tahay taariikh weyn oo…
2 daqiiqo Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah…
2 daqiiqo Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Wasiir Xamse Saciid Iyo Xiriirada Ka Dhisan Dalka Wasiirka Ciyaaraha iyo Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo ku xigeenkiisa Axmed Cumar Islaw ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirada kala duwan ee ka dhisan…