Xiriirka Cayaaraha Fudud Oo Ka Qayb Galay Shirwaynaha 28-aad Ee Qaaradda Afrika magaalada Abidjan ee caasimadda dalka Ivory Coast waxaa ka dhacday shirwaynaha 28 ee xiriirada Cayaaraha Fudud ee qaaradda Afrika kaasoo lagu dooranayay hogaanka cayaaraha fudud ee qaaradda. Dooraashan waxaa Soomaaliya uga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Xildhibaan Xasan Macalin Oo Dalka Canada Kula Kulamay Ciyaartooydii Hore Ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Macalin Maxamuud oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa caasimada dalka Canada ee Toronto kula kulmay ciyaartooydii hore xulka qaranka ee kala ah Mukhtaar Maxamed Axmed (Mukhtar…
2 daqiiqo Garsoorka Kubadda cagta Soomaaliya Oo Bilaabay Isticmaalka Aalada GPS Waxaada garsoorka xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta oo da’daalo ku bixinaya horomarinta aqoonta xirfadlayaasha garsoorka ayaa magaalada Muqdisho kusoo bandhigay qalab casri ah kaas oo lagu ogaanayo fay-qabka iyo heerka tababarka…
2 daqiiqo Xidigaha Xulka Qaranka Oo Guul Muhiim Ah Ka Gaaray Kooxah Midnimo Iyo L.L.P Jeenyo Xidigaha xulka qaranka Soomaaliya oo isu diyaarinayna ka qeyb galka tartamada qorshaysan sanada 2019 ayaa maalmihii lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo la dheelay kooxaha kubbadda cagta ee kala ah Midnimo iyo…
3 daqiiqo Garsoorayaasha Kubbadda Cagta Oo Tababar Uga Furmay Magaalada muqdisho Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa tababar dhanka garsoorka magaalada muqdisho uga furay garsoorka kubbadda cagta, waxaana furitaanka kasoo qayb galay Guddoomiye 1aad Xiriirka Cali Cabdi Maxamed iyo Xoghayaha Guud…
3 daqiiqo Macalinkii Puntland U Qaaday Koobkii Maamul Goboleedyada Oo Loo Mgaacaabay Xil Cusub Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Puntland Jaamac Faarax Muuse ayaa wareegto kasoo baxda xafiiskiisa lagu qeexay in guddomiyaha xiriirka kubbadda cagta Puntland loo magacaabay Maxamed Cali Ciise (Ciiro) oo horay…
3 daqiiqo Tartankii Iskuullada ee GOOL FM Cup oo la soo gabagabeeyey… + SAWIRRO Waxaa la soo gabagabeeyey tartankii Iskuullada ee ay qabanaysay Idaacadda Gool FM, kaasoo loo bixiyey GOOL FM Cup. Tartankan ayaa u dhexeeyey 32 iskuul oo ku yaala caasimadda waxaana lagu…
2 daqiiqo Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xariga Ka Jaray Xafiisyo Cusub Oo Laga Hergeliyay Koonfur Galbeed Guddomiye ku xigeenka 1aad ee xiriika Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed ayaa si wadajir magalada Baydhabo…
2 daqiiqo Soomaaliya Iyo Qadar Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Cayaaraha. Magaalada Muqdisho waxaa kulan muhiim ah kuwada yeeshay safiirka Qadar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamsa Asad iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye waxayna ka hadlaan horomarinta iyo…
3 daqiiqo “Ciyaartooy Badan Oo Soomaali Ah Dhawaan Waxa Ay Ka Ciyaaridoonaan Horyaalada Waawey Ee Yurub” Bashir Hayford Tababaraha dhawaan xulka kubbadda cagta Soomaaliya loo magacaabay Bashir Hayford ee kasoo jeeda dalka Ghana ayaa waraysi dhinaco badan siiyay Goobjoog waxaana wax laga waydiiyay qorshiisa kaga aadan horomarinta xulka…