WARBIXIN: Cristiano Ronaldo oo ku wajahan Barcelona, sababta uu uga tago Man United, shaqsiga dhex-dhexaadinaya CR7 & Barca iyo inuu qorsheynayo inuu dago Guriga Messi ee Barcelona! Warka ugu weyn suuqa kala iibsiga xiddigaha ayaa soo ifbaxay saacadihii ugu dambeeyey, iyadoo suuqa kala iibsiga xiddigaha dib loo furi doono bisha Janaayo, Cristiano Ronaldo ayaana la soo warinayaa… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Fulinta GOS Oo Ceyriyay Guddoomiyihii Xiriirka Cabdiqani Saciid Carab Kulan ay magaalada muqdisho isugu yimaadeen dhamaan golaha fulinta xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa shaqadii looga joojiyay guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed Cabdiqani Saciid Carab. Kulanka oo yimid kadib markii…
2 daqiiqo Ciyaaryahan Xasaasi “ Wasiir Duraan Faarax Ayaa Door Weyn Ku Lahaa In Aan Ku Biiro Kooxda Kubbadda Cagta Gaadiidka”. Laacibka ugu wanaagsan kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Cabdi Nuur “Xasaasi” ayuu ku biiray kooxda Kubbadda cagta Gadiidka, waxaana heshiiska laacibkan lagu soo bandhigay garoonka Stadium Muqdisho, waxaana laacib Xasaasi si…
2 daqiiqo Dr.Cali Cusmaan “Doorashada Gos Waa Sharci Darro”. Xoghayihii hore Guddiga Olombikada Soomaaliya Dr.Cali Cusmaan Cali ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday Magaalada Muqdisho ee lagu doortay Guddiga Fulinta ee Olombikada Soomaaliyeed ay aheyd sharci darro, wuxuuna shacabka…
2 daqiiqo Guddoomiye Xasan Wiish “Guul Ayaan U Rajaynaaa Koooxaha Degmooyinka Ee Ka Qeybgalaya Tartanka Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mudane Xasan Aadan Yabarow Wiish ayaa sheegay in ay si wanaagsan ugu diyaar garooween qabsoomida tartanka kubbadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2021. “Si wanaagsan ayaan ugu…
2 daqiiqo Daa’ud Shire Maxamed “Soomaaliya Waxay Door Muhiim Ka Tahay Caalamka”. Xoghayaha Guud ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadcag yaraha mudane Daa’uud Shire Maxamed ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta iyo kor u qaadida kubadcag yaraha dalka,isagoo guul iyo horomar…
2 daqiiqo Guddoomiye Xaaji Aadan Cabdule “ Akadeemiyada Itaal Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaynaa” Guddoomiyaha Xiriirka Kubadcag yaraha Soomaaliya mudane Xaaji Aadan Cabdulle ayaa u mahadceliyay weriye Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) oo Muqdisho ka aas aasay akadeemiyada da’yar, isagoo u balanqaaday in maamulka…
2 daqiiqo Mayman “ Waa Ka Fariisanayaa Ciyaaraha” Laacibkii hore kooxaha Heegan, Elman, LLP Jeenyo iyo Horseed Maxamuud Cabdi Nuur ( Mayman) ayaa sheegay in uu gabi ayaan ka fariisnaayo dheliista kubbadda cagta kooxaha iyo Xulka Qaranka Soomaaliya.…
2 daqiiqo Macallin Farayare “ Macallin Cabdi Joon Waan Ku Amaanayaa Shaqada Wanaagsan Uu Ka Qabtay Dhisida Kooxda Raadsan”. Macallinka kooxda Kubbadda Cagta Raadsan Maxamed Cabdulle Farayare ayaa u mahadceliyay tababarihii hore kooxda Raadsan Cabdiwali Maxamed Maxamuud ( Cabdi Joon) sida wanaagsan uu u dhisay kooxda Raadsan oo ka…
2 daqiiqo Guddoomiye Xasan Cabdi Goodax “Xiriirka Kubadcag Yaraha Soomaaliya Wuxuu Gaarayaa Guulo Waaweyn Sanadaha Soo Socda” Guddoomiye ku xigeenka Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadcag yaraha mudane Xasan Cabdi Cabdi Goodax ayaa u mahadceliyay madaxda iyo shaqsiyaadkii aas aasay 24 koox ee Minifootboolka, isagoo aas aaska kooxahaas ku…