Gumaadka joogtada ah ee maamulka Israa’iil uu ku hayo dadka reer Falastiin ee marinka Qasa ayaa socda bishii 10-aad oo xariir ah, ayadoo tirada dhimashada ee ka dhalatay ay gaartay in ka badan 37,925 qof, halka dhaawacyaduna ay 87,141 sare u dhaaftay.