2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Saameynta Dagaalka Israa’iil iyo Iran ku yeeshay Dhaqaalaha Caalamka Dagaalka u dhexeeya Israa’iil iyo Iran ee 13-kii bishan qarxay ayaa si weyn u saameeyay dhaqaalaha caalamka, maadaama labada dalba ay door muhiim ah ku leeyihiin amniga iyo gaadiidka tamarta,…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sanbaloolshe oo Dib ugu Laabanaya Garoonkii Siyaasadda Baarlamanka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo dhowaan laga qaaday xilkii Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa si rasmi ah ugu soo laabanaya golaha shacabka isagoo dib u qaadanaya kursigiisii…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay tahay Madasha C6+ ee Dowladda Soomaaliya ay ku dhawaaqday, dhamaadka Kaalinteedii? Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in kaalintii Madasha Beesha Caalamka ee C6+ ay hadda soo gebogabowday, iyada oo dowladda ay sheegtay in mas’uuliyadda hoggaaminta siyaasadda dalka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxaa soo cel-celiya Muranada Doorashada Soomaaliya? Taariikh Qoto Dheer oo Soo Laab-Laabatay. Soomaaliya waa dal leh taariikh siyaasadeed, hase yeeshee waxaa lagu tilmaamaa mid mar walba la kulma khilaaf ku saabsan hanaanka doorashada. Inkastoo shacabka Soomaaliyeed yihiin dad daneynaya horumar iyo xasilooni…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muxuu yahay farqiga u dhexaaya Mucaaradkii hore iyo Kan maanta? Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad dib u dhis siyaasadeed, dhaqaale iyo amni, iyadoo dowlad kasta oo timaadda ay la kulanto sanadkeeda ugu dambeeya mucaaradad xooggan oo leh ujeeddooyin iyo istiraatiijiyado…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Rajada Nolosha iyo Halista Badda: Tahriibka Dhalinyarada Soomaaliyeed Tahriibku waa arrin sii kordheysa oo saameyn weyn ku leh dhalinyarada Soomaaliyeed. Kumannaan dhalinyaro ah ayaa sanad walba halis gelinaya noloshooda iyagoo doonaya nolol wanaagsan, nolol ka fog colaadda, shaqo…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Magacaabista Mungaab ee Gobolka Banaadir – Ma Fursad Cusub mise ku celiska ciyaar hore? Xalay fiidkii waxaa si rasmi ah mar kale loo magacaabay Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) in uu noqdo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Sida lagu baahiyay faafinta rasmiga ah…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Waa kuwee dadka aan loo baahnayn inay ku dhex milmaan khilaafyada Siyaasadeed? Soomaaliya oo ka soo kabanaysa burbur dowladnimo iyo colaado sokeeye oo muddo dheer socday ayaa weli la daalaa-dhacaysa xasillooni-darro siyaasadeed iyo kala aragti duwanaasho mararka qaar carqalad ku noqda horu-socadka…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog dhibaatada ay faragelinta shisheeye ku hayso siyaasadda iyo madax-bannaanida qaranka Soomaaliya Soomaaliya waxay muddo dheer wajahaysay dhibaatooyin siyaasadeed, dhaqaale, iyo amni oo intooda badan ka dhashay burburkii dowladnimo sanadkii 1991 iyo colaadihii sokeeye ee xigay, waxaana Intii lagu jiray xilliyadaas adag…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sooyaalka hannaanka doorashada dunida iyo noocyadeeda Guddiga doorashooyinka Soomaaliya ayaa wada diiwaangelinta dadweynaha codbixiyaasha ka noqan doona doorasho qof iyo cod ah oo dowladda ay horay u sheegtay inay bartamaha sanadkan iyo midka soo socda billowgii…