2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog QoreLiban Hirsi Hadal-haynta aqoonsi raadinta Soomaaliland oo mar kale warbaahinta dunida qabsatay iyo DFS oo aan wax tillaabo ah qaadin. Horraantii sanadkan waxaa warbaahinta dunida si xoog leh u qabsaday warar ku saabsan in madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Soomaaliland aqoonsi siinayo, si deeggaanadaas loogu daadgureeyo dadka reer Falastiin ee…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Cudurka Gowracatada oo Ku Fiday Soomaaliya: Carruur badan oo halis ku jira iyo digniino laga soo saaray Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in cudurka Gowracatada (Measles) uu sanadkan 2025 ku faafayo si aan caadi ahayn, iyadoo tirada kiisaska la diiwaan geliyay ay gaareen heerkii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay ka dhigan tahay qabashada 189 baakad oo daroogo ah Garoonka Muqdisho? Qabashada 189 baakad oo daroogo ah iyo kiniinno sharci-darro ah oo lagu soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waa dhacdo muujinaysa dhowr arrimood oo muhiim ah oo ku…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Maxay Ka Dhigan Tahay Hoos U Dhaca Baasaboorka Soomaaliga? Hoos u dhaca baasaboorka Soomaaliga waxa uu iftiiminayaa dhibaatooyin ballaaran oo dalka ka jira, sida amni darro, xasillooni la’aan siyaasadeed, musuqmaasuq iyo xiriir diblomaasiyadeed oo aan xoogganayn. Marka ay Soomaaliya…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Shan Qodob oo ka dhalan kara tilaabada ay qaaday Puntland ee Afduubka Markabka SEA WORLD Qabsashada markab ganacsi oo watay calanka Jasiiradda Comoros oo lagu magacaabo SEA WORLD, kana soo jeeday dekedda Muqdisho isagoo siday qalab ciidan loogu talagalay xarunta TURKSOM, ayaa dhalisay fal-celin kulul…
3 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Sidee u shaqeeyaa hannaanka Federaalka dunidu, maxay’se yihiin mabaadii’da uu xambaarsanyahay? Hannaanka Federaalka waa nidaam siyaasadeed iyo maamul oo awoodda dawladnimada lagu qaybsado heerar kala duwan – sida heer federaal dawladda dhexe iyo heer dowlad-goboleed ama is-maamullo gobol, waxaana lagu saleeyaa…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Muxuu ka dhigan yahay go’aanka adag ee Puntland ka qaadatay maamulka SSC-KHAATUMO? Go’aanka rasmiga ah ee kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Puntland oo lagu sheegay in aysan aqoonsanayn Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu ka dhigan yahay dhowr arrimood oo muhiim ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Soomaalida Yurub kunool qaarkood oo colaad beeleedyadii deeganadooda la tagay dalalkii ay u qaxeen Warbixinta uu baahiyay TV-ga Jarmalka (DW iyo ARD) ee la xiriirta Yacquub Siyaad iyo Ayuub Cabdirisaaq waxay si qoto dheer u iftiimisay sida qaar ka mid ah Soomaalida ku nool…
2 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog Guddiga Lagu Muransan Yahay ee Xuquuqul Insaanka oo la Ansixiyay: Sharci Mise Go’aan Siyaasadeed? Inkastoo Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay xalay si aqlabiyad ah u ansixiyeen sagaalka xubnood ee Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka (GMXIQ), haddana waxaa horay soo baxay cabashooyin xooggan…
4 daqiiqo Sheeko:Maqaallada Goobjoog War-saxaafadeedkii Garoowe: Puntland iyo Jubbaland oo Ku Dhawaaqay In Dowladda Federaalka Ku Fashilantay Hoggaaminta Qaranka Kala qaybsanaan siyaasadeed oo qoto dheer ayaa ka dhalatay Soomaaliya, iyadoo dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay si wadajir ah u shaaciyeen in ay si qeexan kalsoonidii ay ku qabeen Dowladda…