Hanti-dhowraha Qaranka oo Furay Shirka Xafiisyada Hanti-dhowrka Dowlad Goleedyada Hanti-dhowraha guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Guutaale ayaa Muqdisho ka furay. 1 daqiiqo
3 daqiiqo Wax Ka Ogow Taariikhda Madaxweyneyaashii Ku Dhintay Shilalka Diyaaraha Waxaa dalka Iiraan iyo guud ahaan dunida ka taagan murugo iyo naxdin ka dhashay dhimashada madaxweynihii dalka Iiraan Ebrahim Raisi iyo wasiirkiisii arrimaha dibadda oo la xaqiijiyay inay shil diyaaradeed oo ka dhacay bariga dalkaas ku geeriyoodeen.
3 daqiiqo Maqaal: Wax Aadan Muteysan Musuq Haku Raadin Hay’adaha dowladda gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin ay shaqsiyaad kala duwani hantida dadweynaha u gaysteen.
6 daqiiqo Maqaal: Arooskii Tacsida Isku Bedelay iyo Murugtii Taariikhda u Gashay Qoyska Axmed wuxuu ka tirsanaa ciidanka booliska ee dalkaasi Kuwait, gaar ahaan qeybta baaritaanka fal-dambiyeedyada, da’diisuna waxay ahayd 23 sanadood, ka hor inta aysan soo yeerin dhacdada aadka ugu murugta badan ee soo wajahday.
5 daqiiqo Maqaal: Qiyaano Qofkii Sameeya Isagaa u Oqaalan, Wax Ka Ogow Shirqoolkii Lamaahu Maleegeen Sida dabeeciga ah dhagarta iyo hagar-daamadu inkastoo ay ruuxii lala maago waxyeello u gaysato, kol kolna uu ka badbaado oo Eebbe ka shartiro, waxaa hubaal ah in kii maleegay oo uu maalin uun mireheeda guran doono.
3 daqiiqo Maqaal: Waxyeelada Caafimaad ee Ka Dhalan Karta Roobka iyo Sida Ugu Haboon ee Looga Hortago Dadka magaalada muqdisho ku nooli waxay dharaaro ka hor la daalaa-dhacayeen huur ba’an iyo heerkulka oo halkii ugu sareeysay gaaray, balse waxaa saacadihii la soo dhaafay u ka da’ay roob lagu diirsaday oo bedelay cimiladii kuleelka.
7 daqiiqo Dadka uu Dilo Ayuu Maqaarkooda Dharka Ka Sameysan Jiray, Waa Sheeko Xiiso Leh Edwad jiin wuxuu ku dhashay magaalo lagu magaacaabo lagroos oo ka tirsan gobolka wiskonsiin ee dalka maraykanka sanadkii 1906. Wuxuu ahaa da’dii labaad ee ay isku dhaleen agoosto jiin iyo jowrajiin oo ahaa labadiisa waalid.
8 daqiiqo Sheexo Xiiso: Wiil Bareelis ah oo Diyaarad Afduubtay, Waa Kuma Naasir Maxamed? Naasir Maxamed waliid wuxuu ku dhashay magaalada Tripoli ee caasimadda dalka liibiya sanadkii 1959-kii. Hooyadiis waxay ka shaqayn jirtay howlaha guryaha sida nadaafadda lacag aad u yar ayayna ka soo heli jirtay.
3 daqiiqo Maxaad Ka Ogtahay Cududda Ciidanka Iran, Kadib Weerarkii Lagu Qaaday Gudaha Iseal? Waxaa meeshii ugu sarreysay maraysa xiisadda ka aloosan bariga dhexe ee u dhexaysa maamulka Israa’iil iyo dalka Iiraan, waxaana laga cabsi qabaa in xiisadda labada dhinac ay gobolka iyo adduunkoo dhan ku faafto.
4 daqiiqo Awoodda Iran iyo Israel Miyey Iskudhigmaan Xilligaan, Kadib Weerarkii Tahran ay Qaaday Gobolka bariga dhexe waxaa ka jirta xiisad xooggan oo u dhexaysa dalka Iiraan iyo maamulka Israa’iil, taasoo cirka isku sii shareertay 1-kii bishan abriil ka dib markii la weeray oo saraakiil lagu laayay qunsuliyadda iiraan ee dalka suuriya.