1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo ku Fulisay Dil Toogasho ah Saddex qof oo Ka Tirsan kooxda Shabaab Muqdisho – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday saddex eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Shabaab, kuwaasoo…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamada ciidanka ku dhawaaqday Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibna dilay Taliye koox Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum S/le Shaafici Maxamed Xaanshi Cali oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku riday Koox Xogaha Kunteenarada Dekadda ka soo daga u dusin jirtay Shabaab Cabdi Cabdulle Cumar Cabdi yare”, Cabdullaahi Axmed Cabdi “Dhoobey” iyo Maxamed Maxamuud Cabdi, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Shabaab, gaar ahaan qeybta soo gudbinta Xogaha ganacsatada iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee dekadda Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo Loo maxkamadaynayo qaladaad ka dhacay furimaha dagaalka Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa la soo taagay saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo loo haysto gefaf ka dhacay goobo dagaal oo ay ku sugnaayeen.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday askari dil ka geystay Dhuusamareeb Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday askari horay wade mooto bajaaj ugu diley magaalada dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidanka oo ku dhawaaqday Xukunka dil ka dhashay muran ay sababeen Kaararka Barakacayaasha Dable Xoogga Maxamud Cabdulle Geesood “AJ” oo ka tirsan Guutada 7-aad ee XDS, ayaa loo soo xiray dil bareer ah oo degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug uu u geystay Marxuum Xasan Cabdullaahi Axmed “Qeylo”, Taariikhdu markii ay aheyd Sagaal iyo Tobankii Bisha Labaad ee sanadkaan 2024.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku riday todobo ruux oo loo heysto dil iyo ku takrifal dhul dowladeed Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukunno kala duwan kasoo saartay kiiska Eedeysanaal gaaraya Todobo, kuwaasi oo loo heysto dil, qal-qal gelin amin iyo ku takrifal dhul dowladeed.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo qaaday mid kamida dacwadihii ugu adkaa Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta la soo taagay rag loo haysto Alshabaabnimo, kuwaas oo Xeer-ilaalintu ay ku soo oogtay dacwado la xariira falal nabad-gelyada halis ku ah iyo ka tirsananaanta kooxo dowladnimada ka soo horjeeda.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamada Ciidamada oo xukun kasoo saartay Dil ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah Maxkamadda Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go’aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi “ Madaxeey” iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan,
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo dil toogasho ah ku xukuntay askari dembi dil ah loo haysto Mahad Cali Maxamuud Madoobe oo ka tirsan ciidanka deegaanka ee degmadda Deyniile, ayaa loo soo xiray inuu si bareer ah uu degmadda Daaru-salaam ugu dilay Marxuum Axmed Nuur Tooxoow, Taariikhdu markii ay aheyd Sagaal iyo Labaatankii bishii Afaraad ee sanadkaan