2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA 66 Sano: 25 Taliyayaal iyo Cabaqadaha Horyaalla Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (1960–2026) Ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliya waa hay’adda ugu muhiimsan ee ilaalisa ammaanka dalka, gaar ahaan dhulka.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno kala duwan ku ridday koox dil, dhaawac iyo dhac ka geysatay Muqdisho Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta xukuno kala duwan ku ridday eedeysanayaal lagu helay dambiyo isugu jira dil, dhaawac iyo dhac hubeysan oo ka dhacay Caasimadda.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Askar dishay Sarkaal xigeen ka tirsan Xoogga Dalka oo la xukumay Ex-Dable Xoogga Cabdikhaddar Nuur Cismaan Khaliif (Cadde-Goobe) ayaa maanta lagu xukumay Dil Toogasho, ahna Qisaasta Marxuum Ex- Seddex Alifle Xoogga Nasrudiin Cabdi Yusuf, halka Cabdulaahi Cabdiraxmaan Xaashi (Dhacsade) isna lagu xukumay Shan Sano oo Xabsi Ciidan ah.
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu dhawaaqay Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo aheyd hooyo xaamilo ah, gaaratayna xilligii dhalmada.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Haweenay Shabaab ka tirsan oo Bankigeeda dhex marsiisay Malaayiin doollar oo la xukumay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa ku dhawaaqay in Caasho Macalin Mursal Cali lagu helay dambiyo culus oo la xiriira maalgelinta ururka Al-Shabaab, dhaqaale gelinta falal argagixiso, iyo dhaqidda lacago sharci darro ah.
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogatay Saddex xubnood oo Shabaab ka tirsan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay saddex xubnood oo ka tirsanaa Shabaab, kuwaas oo lagu helay dambiyo culus oo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo oo Xukun dil ah ku fulisay Askar horay u dilay taliye Ciidan Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta fulisay xukun dil ah oo horey loogu riday laba askari oo hore uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Labada askari oo kala ah Ex…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidamada oo ku Fulisay Dil Toogasho ah Saddex qof oo Ka Tirsan kooxda Shabaab Muqdisho – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday saddex eedeysane oo ka tirsanaa kooxda Shabaab, kuwaasoo…
2 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamada ciidanka ku dhawaaqday Xukunka Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibna dilay Taliye koox Xuseen Xasan Maxamuud Macda oo ka tirsan Ururka 214-aad Guutada 21-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka Dhulka XDS ayaa lagu soo eedeeyay dilka Marxuum S/le Shaafici Maxamed Xaanshi Cali oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:MAXKAMADDA CIIDAMADA Maxkamadda Ciidanka oo xukun ku riday Koox Xogaha Kunteenarada Dekadda ka soo daga u dusin jirtay Shabaab Cabdi Cabdulle Cumar Cabdi yare”, Cabdullaahi Axmed Cabdi “Dhoobey” iyo Maxamed Maxamuud Cabdi, ayaa loo soo xiray kamid ahaanshiyaha Shabaab, gaar ahaan qeybta soo gudbinta Xogaha ganacsatada iyo dhaq-dhaqaaqa ganacsi ee dekadda Muqdisho.