Shiinaha oo Xaqiijiyay Midnimada Soomaaliya Dowladda Shiinaha ayaa si cad u shaacisay inay kasoo horjeeddo aqoonsi loo fidiyo Somaliland, iyadoo markale dib u xaqiijisay taageerada hagar la’aaneed ee ay u heyso midnimada iyo madax-bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Turkiga oo Dedajinaya Saldhig Ciidan oo uu ka dhisayo Laasqoray Warbaahinta TRHaber ee dalka Turkiga ayaa sheegtay in xukuumadda Ankara ay dardargelinayso qorshe ay saldhig ciidan kaga dhisayso magaalada xeebta ah ee Laasqoray, taas oo dhacda waqooyiga bari ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Mashruuca Kala-Qaybinta iyo Saameynta uu ku Leeyahay Dunida Muslimka Sanadihii u dambeeyay, dunida Muslimka waxa ay wajahaysay caqabado is-biirsaday oo isugu jira colaado sokeeye, burbur dowladeed iyo faragelin shisheeye.
2 daqiiqo Dawladda DFS oo sheegtay in Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland uu horseedi karo falal argagixisanimo iyo amni-darro Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayub Ismaaciil Yuusuf, ayaa si adag uga hadlay tallaabada ay Israa’iil ku sheegtay aqoonsiga dhul ka mid ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo uga digay cawaaqib xumo amni oo halis ah.
1 daqiiqo Hoggaamiyaha Xuutiyiinta oo si adag uga hadlay Joogitaanka Israa’iil ee Somaliland Hoggaamiyaha kooxda Xuutiyiinta, Cabdimulki Al-Xuuti, ayaa soo saaray digniin culus oo ku aaddan joogitaanka Israa’iil ee deegaannada Somaliland.
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wada-tashiyo ku Saabsan Midnimada Dalka la Qaatay Mas’uuliyiinta ka Soo Jeeda Gobollada Waqooyi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah xafiiskiisa kula qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha fulinta iyo sharci-dejinta dalka ku matala Gobollada Waqooyi.
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Kulan wada-tashi ah la yeeshay Madaxda dawlad-goboleedyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shir looga hadlay ilaalinta gobanimada iyo midnimada dalka la qaatay, qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa la wadaagay qorshaha dowladda ee ku aaddan ka hortagga xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil.
1 daqiiqo Bannaanbax lagu diiddan yahay aqoonsiga Soomaalilaan ay ka heshay Israa*l oo ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Boorama. Bannaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo aqoonsiga dawladda Yuhuuddu ay sheegtay in ay siisay maamulka Soomaalilaan ayaa ka dhacay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal.
2 daqiiqo Dawladda Murutaaniya oo si adag uga soo horjeesatay Aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania ayaa si buuxda u diiday hadalkii ay soo saartay Israa’iil Diseembar 26, 2025, ee ku saabsanaa aqoonsiga go’itaanka gobolka Soomaaliland ee Jamhuuriyadda Federaalka ee ah ee Soomaaliya.
2 daqiiqo Shacabka ku Dhaqan Caasimadda Ummadda Soomaaliyeed ee Muqdisho oo Si Adag uga Hor Yimid Damaca Gurracan ee Maamulka Israa’iil Bannaanbixii ugu weynaa ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo ay kumannaan shacab Soomaaliyeed ahi ay ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan aqoonsiga ay Israa’iil sida sharcidarrada ah ugu dhawaaqday in ay siisay Soomaalilaan.