Maxaa lagu xasuustaa Shiikh Muuse cadde ? Allaha u naxariistee waxaa dhowaan dalka Neterland ku geeriyooday Shiikh muuse Shiikh Nuur Shiikh Muuse Ibraahim (Shiikh cadde) oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Soomaaliyeed, islamarkaana muddo dheer ku howlanaa faafinta diinta Islaamka 2 daqiiqo
2 daqiiqo Taariikh nololeedkii Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) AUN Allaha unaxariistee waxaa dhowaan dalka Turkiga ku geeriyooday Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa xubin ka tirsan golaha aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana hore u soo noqday madaxweyne ku xegeenka dowlad goboleedka Puntland.
2 daqiiqo Sooyaalkii Aqoonyahan Maxamed Cabdullaahi Riiraash AUN Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday qoraagii weynaa ee Maxamed Cabdullaali Riiraash oo sidoo kale ahaa suugaanyahan dhaqanka iyo taariikhda Soomaalida muddo dheer aruurinayay.
2 daqiiqo Akhriso taariikh nololeedka: Axmed Siilaanyo Madaxweynihii hore ee Somaliland ee caawa geeriyooday? Allah haw naxariistee Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa ku geeriyooday Hargeysa sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa.
3 daqiiqo Sooyaalkii iyo Suugaantii Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar Allaha u naxariistee waxaa qarax ka dhacay maqaayad ku taalla aagga iskool buluusiya ku geeriyooday Abwaan Sugaal Cumar oo kamid ahaa hoollada qaranka waaberi iyo kooxda heegan ee Ciidanka booliska Soomaaliyeed.
2 daqiiqo Sooyaalka wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Cabdulle Shuuke oo dhowaan geeriyooday Mas’uulkan oo jimcihii la soo dhaafay magaalada Nairobi ku geeriyooday ayaa laba jeer soo moqday wasiirka waxbarashada dalka xilligii dowladdii kacaanka, asagoo sidoo kale ahaa wasiirkii ugu dambeeyay ee wasaaradda Qorshaynta ka hor burburkii.
1 daqiiqo Sooyaalkii wariye Cali Maxamed Guutaale Allaha u naxariistee Waxaa saacado ka hor Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Cali Maxamed Guutaale (Cali Qumeyni) oo ahaa rugcaddaa saxaafadeed oo Muddo dheer ku soo jiray Xirfadda warbaahinta, islamarkaana kamid
4 daqiiqo Maxaad Ka Taqaana Qisada Sixroolkii ay Jinigu Dileen iyo Dhacdooyinkiisii Cajiibka Ahaa? Xuseynu falaki wuxuu asal ahaan ka soo jeeday dalka masar, wuxuuna ka mid ahaa ardaydii uu wax soo baray saaxirkii weynaa ee la oran jirey Cabdifataax Al-dawqi, kaasoo kamid ahaa saaxiriintii ugu caansanaa.
1 daqiiqo Taariikh Nololeedka Caalimkii Soomaaliyeed Sheekh Cismaan Xidig oo Kooban 1942-2024 Sheekh Cismaan Sheekh q Cumar Sheekh Daa’uud Culusow Wuxuu Ku Dhashay Magaalada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud Soomaliya Sanadkii 1942, wuxuuna ka dhashay qoys diimeed magac dheer ku lahaa.