2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Gelle oo Shaaciyay Xilliga uu Banaynayo Madaxtooyada Djibouti Madaxweynaha wadanka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo dalkaas xukumayay tan iyo sanadkii 1999-kii ayaa sheegay in la gaaray xilligii uu ka degi lahaa talada dalkaas, kaas oo lagu sheego in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shilal Sababay Khasaare oo Ka Dhacay Mareykanka Shil gaari sababay khasaare kale duwan ayaa ka dhacay gudaha dalka Mareykanka, kadib markii ay isku dhaceen tiro gawaari ah, xilli ay marayeen wadada lagu magacaabo Interstate 90 magaalada New…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Djibouti oo Bilad Guddoonsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo ku sugan dalka Djibouti ayaa habeenkii xalay kaga qeyb galay kulan lagu maamuusayay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle, madaxweyne Xasan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Gaaray Jabuuti iyo Ujeedka Safarkiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas iyo xaqiijinta Soomaali heshiis…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Soomaaliya iyo Kenya oo Heshiis Kala Sixiixday Madaxweynayaasha dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo ku kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo ku qotoma iskaashiga, xoojinta xiriirka labada dal iyo isdhaafsi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidankii Lagu Tababarayay Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga dalka ritrea ayaa maanta booqday xerada ay ku jiraan askar Soomaaliyeed, kuwaas oo tabar loo geeyay Eritrea, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambabaxay Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Japan oo Toogasho Lagu Dilay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Japan Shinzo Abe ayaa maanta jimca ah geeriyooday, kadib markii la toogtay xilli uu la hadlaayay taageerayaashiisa, waxaana la sheegayaa inuu toogtay qof indhaha soo xirtay,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Itoobiya iyo Sudan oo Kawa Hadlay Xiisadda Labada Dhinac Madaxda dowladaha Itoobiya iyo Sudan ayaa kawada hadlay sidii loo qaboojin lahaa xiisadda kasoo cusbaanaatay ee gaartay tallaabo Milatari, wadahadlkaan ayaa imaanaya xilli madaxda dalkaas ay kuwada sugan yihiin magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Miyuu Kacay(Falisay) Dal weynihii Raashiya..? Ruushka ayaa markii ugu horeysay muddo qarni ku dhow iska bixin waayey deynta lacagaha qalaad ee lagu leeyahay, isniintii shalay ayuu ku ekaa waqtigaa loo ogolaa in Ruushku ku bixiyo…