Xoghayaha Qaramada Midoobey oo Taleefoon Kula Soo Hadlay Ra’isulwasaare Cumar Cabdirashiid Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki Moon ayaa taleefoon usoo direy Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirishiid isaga oo ugu hambalyeeyey xilka cusub ee loo magacaabay. Ban ayaa Cumar kala hadlay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Dowladda Jabuuti oo Heshiis La Gaartay Mucaaradka Dalkaasi War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibada dalka Jabuuti ayaa lagu sheegey in dowladda ay heshiis la gaartay xisbiga mucaaradka ee dalkaa USN kadib wadahadalo socdey muddo 18 bilood ah. Heshiiska…
3 daqiiqo Warbixin : Baabuurka Jante Finti Kuwaataro oo Dariiqyada Muqdisho Ka Dhamaaday Jante Finti Kuwaataro ama 124 Baabuurkii ahaa kan ugu badan ee mara waddooyinka waaweyn ee caasimadda ayaa maanta ah mid ay dadku ku diimayaan, waxaana guud ahaan magaalada laga heli…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Diseembar, 2014 Akhristayaasha sharafta leh waa mar kale iyo qormadeenii bilaha ahayd ee Imisaa La Diley, taasi oo aan kusoo bandhigeyney tirada dadka lagu diley dalka inta aan anagu diiwaangaliney. Dhamaan dilalka…
5 daqiiqo Warbixin : Meherka Masaafada iyo Dhalinyarada Muqdisho Masaafada waa dhaqan soo jireen ah oo diinta iyo hidaha Soomaaliyeed lug ku leh,islamarkaana qoowmiyado badan oo dunida ka jira ay ku dhaqmaan sida Hindida oo kale . Sababo badan…
3 daqiiqo Warbixin : Soo Nooleynta Dhaqanka iyo Dhibta Maanta Heysata (Dhageyso) Inkasta oo wax kasta oo heybad iyo dowladnimo ah ay Soomaaliya ka burbureen, ayaa laakiin waxyaabaha wali lagu naaloon karo ee nool waxaa ka mid ah hidaha iyo dhaqanka Soomaalida…
4 daqiiqo Warbixin: Akhriso Sooyaalka Dhul-gariirkii Tsunami Iyo Tirada Dalalkii, Goobihii Iyo Dadkii Waxyeelada Kasoo Gaartay December 26, 2004: Waxaa maanta oo kale ka dhacay dunida Dhul-gariirkii Tsunami, Maanta waa sanad guuradii 10-naad ee maalintaas, Tsunami ayaa ku dhufatay Badweynta Hindiya, Dhul-gariirkan waxaa ku dhintay in…
1 daqiiqo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisii oo Kulmaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu todobaadka dambe magaalada Qaahiro kula kulmo madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siisi sida wakaaladda wararka ee dalka Turkiga Anatolia ay kasoo…
3 daqiiqo Warbixin : Barashada Diinta oo Wali Muqdisho Loogu Soo Xireysto (Dhageyso) Tan iyo intii diinta islaamka ay soo gaartay dhulka Soomaaliyeed xili u dhow markii ay diinta soo degtey ayaa gayiga Soomaaliyeed sida kaliya ee diinta looga baran jirey waxa ay…
6 daqiiqo Sooyaalka Geedi Socodka Wadahadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland Maamulka Somaliland waxa uu gooni isu taag ku dhawaaqay 18 May 1991, balse ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, waxaa intaasi barbar socotey in dalka…