2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dad Ku Geeriyooday Kaniisad, Kadib Markii Qeyb Kamid ah ay Soo Duntay Ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan saddex caruur ah ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen gudaha dalka Mexico.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Erdogan “Argagixisada Weligood Ma Gaari Doonaan Hadafkooda” Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa siweyn uga weeerarkii ka dhacay caasimadda Ankara, isaga oo ku tilmamay fal “Argigixiso”, waxaana uu carabka ku dhuftay in aysan marna ku guuleysan doonin hadafkooda, sida uu hadalka u dhigay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan Macluul Ka Dilaacda South Sudan Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa dhibaatooyin caafimaad iyo macluul daran oo ka dillaaci karta waddanka South Sudan oo xilli ay sidoo kale dhici karto in xaaladda dalkaasi ay uga sii darto duufaanta El Niño, oo ah cimilo wadata kuley iyo roobab xad-dhaaf ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ciidamada Badda Senegal oo Gacanta Ku Dhigay Tahriibayaal. Ciidamada Badda ee dowladda Senegal ayaa sheegay Axaddii in ay joojiyeen labo doonyood oo kale oo ay la socdeen tahriibbayaal gaaraya 262 qof.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Askeriyad Shaqada looga Joojiyay Galmo ay la Sameysay Maxbuus Askariyad Isra’il ah oo Shaqada Kadib Xiriir Galmo oo ay La Sameysay Maxbuus Falastiini ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Koox Hubeysan oo Weerar Khasaare Dhaliyey ku Qaaday Dhismaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga Rag waxyaalaha qarxa isku soo xiray ayaa weerar ku soo qaaday afaafka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Turkiga.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaalka Sudan oo Dib u Qarxay, Xilli Qaramada Midoobey Walaac ay Muujineyso Dagaal u dhexeeya millateriga Suudaan iyo xoogagga mucaaradka ah ayaa mar kale dalkaas dib uga qarxay.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dab Xooggan oo Baabi’iyey Magaalo ku Taal Mareykanka iyo in ku Dhow 100 Ruux oo ku Geeriyootay Tirada dhimashada dadka ayaa gaartay 89 qof Sabtidii, taas oo ka dhigaysa dabkii ugu dhimashada badnaa Maraykanka muddo qarni ka badan.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka 53 Ruux oo Muslimiin Mayanmar ah oo Ku Waxyeeloobay Shil Doon iyo Dhimasho Ka Dhacday Meydadka 23 qof oo muslimiinta Rohingya ah oo ka baxsanayay gobolka Rakhine ee dalka Myanmar ayaa la soo saaray, kaddib markii ay la degtay dooni yar oo ay la socdeen.…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Gabdhaha Tartanka Aasiya oo Ka Cabanaya Falal Lagula Kaco Xilliga Isdiyaarinta Dhowr gabdhood oo ka qeybgala tartanka quruxda gabdhaha Asia, gaar ahaan kuwa kasoo jeeda Indonesia ayaa gudbiyay dacwad ku aadan kiisas la xiriira xad gudub lagula kacay gabdhahaan inta ay…