2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ruushka Oo Magalooyin Horleh Kala Waregay Ukraine, Akhariso Wararkii Ugu Dambeyay Ee Xaaladda Dagaalka Ciidamada ruushka ayaa gudaha u galay magaalada Melitopol ee dhacda koonfurta bari ee gobolka Zaporizhzhya, ee dalka Ukraine, sida ay sheegtay wasarada difaaca ee ruushka. Ruushka ayaa la shegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Washington: Waxaan Hadda Ku Soo Rogeynaa Xanibaadda Dhanka Socdaalka Ah Ee Shaqsiyaadka Wiiqaya Dimoqraadiyad Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda ee dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay ku dhaqaaqeyso fulinta xayiiradda dhanka Viisaha ee shaqsiyaadka ku lugta leh dib u dhaca doorashada iyo dimuquraaddiyadda Soomaaliya. War ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Yurub Ma Dagaal Ayaa Ka Bilaaban Raba? Waxaa dalka dhaca bartamaha qaarad weynta Yurub ee Poland gaaray ciidamadii ugu horeyay ee ka socda dowaldda Mareykanka kuwaas oo qeyb ka ah gaashaanbuurta NATO. Ujeedka ciidamada mareykanka loo geeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka AFRICOM iyo 36 Dal oo Afrika ah oo ka Shiray Amniga, Maalgeshiga, Shaqaaleysiinta iyo Mustaqbal mid ah Shirkan oo ahaa mid loo qabtay taliyeyaasha waaxyada difaaca ee qaaradda Afrika ee 2022-ka ayaa halku dheg u ahaa “Maalgeshi mideysan si loo gaaro mustaqbal mideysan” Roma January 31-3 February…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Rooble oo Imaaraadka Ka tiray Boogtii Farmaajo, Lana Kulmay Dhaxal sugaha iyo Ra’isul wasaaraha Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo haatan ku sugan dalka Imaaraadka Carabta ayaa u muuqda mid guulo taariikhi ah kasoo hoyey safarkiisa, isaga oo la kulmay dhammaan madaxda UAE…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Congo Oo Dil Ku Xukuntay Rag Dilay Shaqaala Ka Tirsan Qaramada Midoobay Dowaladda jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Congo ayaa waxaa ay dil ku xukuntay 51, ruux oo lagu eedeeyey dil loo geystay khubarro ka tirsan Qaramada Midobey oo dalkaas lagu dilay. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul-wasaaraha Dalka Haiti Oo Ka Badbaaday Iskuday Dil Ra’iisul wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa la sheegay in uu ka badbaaday isku day dil kaas oo la doonayay in lagu khaarajiyo xilli uu ku gudaha jiray dabaal dagga…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka TPLF: Waxaa La Joogaa Waqtigii Aadduunku Maya Dhihi Lahaa Xasuuq Kale Oo Loo Geysto Tigrayga! Ciidamada Tigreega ee dagaalka kula jira dowladda dhexe ayaa sheegay inay isaga baxeen gobollada deriska la ah ee waqooyiga Itoobiya. Debretsion Gebremichael, oo ah madaxa TPLF , ayaa ku sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka WHO: Omicron Wuxuu Uu U Faafayaa Si aan Horay Loo Arag Madaxa guud ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in nooca cusub ee xanuunka Corona uu si aad ah ku faafayo. Tedros ayaa xusay in todobaddayadii la…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxkamad Mareykanka Ku Taallo Oo Bilawday Dhageysiga Dacwad Nin Loo Heysto Dilka Muwadin Soomaaliyeed Marlow Ramsey Carson oo ah muwaadin mareykan ah ayaa la soo taagay maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka kadib markii lagu soo eedeyay in uu ka dambeyay dilka…