2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Itoobiya: Cadawga Waa La Garaaci Doonaa, Guushuna Way Sii Socon Doontaa Ciidamada dowladda itoobiya ayaa sheegay in ay kooxda TPLF ay kala wareegeen magaalooyinka Dessie iyo Kombolcha oo ay horay kooxda u qabsatay. Bil ka hor ayeey aheyd markii TPLF iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy : Cadowgu Wuu Burburay, Wuuna Kala Yaacay” Milateriga Itoobiya ayaa todobaadkan dib ula wareegay gacan ku haynta dhul ay horay u sheegteen ciidmada kooxda TPLF, xilli weli furimaha dagaalka uu ku sugan yahay ra’iisul wasaare Abiy Ahmed.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muxuu Yahay Isku Dayga Dil Ee Uu Ka Badbaaday Erdoğan Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa lagu soo waramaya in uu ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dillo xilli uu ka qeyb galayay isusoo bax dadweyne oo ka dhacayay magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Ahmed: TPLF Waxaa Hogaaminayo Kuwa Aan Hadaf Laheyn Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo ku sugan furimaha dagaalka Itoobiya oo ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa markale fariimo culus oo ka dhan ah kooxda TPLF. Abiy ayaa…
5 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Deynta Shiinaha Iyo Dhibaatooyinka Afrika Kala Kulanto Tan iyo markii uu dhamaaday dagaalkii Qaboba ee adduunka intii u dhaxeysay 1945 illa iyo 1991-kii waxaa quwadaha adduunka ay bilaabeen In ay xoojiyaan baratanka iyo loolanka ay ugu jiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy Ahmed Oo Fariin Adag Ka Soo Diray Jiidda Hore Ee Dagaalka Warbaahinta dalka Itoobiya ayaa baahisay muuqaallo uu ra’iisul wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed isaga oo xiran dharka ciidanka kuna sugan furimaha hore ee dagalka. Abiy oo afar maalmood ku qaadanaya afka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nooc Cusub Oo Carona Ah, Kana Halis Badan Midkii Hore Oo Laga Diiwaan Geliyay Dalal Badan Hay’adda caafimaddka adduunka ee WHO ayaa shaacisay nooc cusub oo corovirus ah kaas oo loogu magac daray Omicron WHO ayaa walaac ka muujisay noocan cusub ee xanuunka kaas oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Abiy: Waxaan Tagaya Jiidda Hore Ee Dagaalka, Si Ay Taariikhda Noo Xusto Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay in uu tagayo jiidda hore ee dagaalka lagula jiro kooxda TPLF. Abiy ayaa xusay in uu socdaal laba maalin ah ku qaadanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Sudan: Ciidamada Oo Toogasho Ku Dilay Dad Banaanbax Dhigayay Hal qof oo ah gabar 16 jir ayaa dhimatay kadib markii ciidamad aammaanka suudan ay madaxda xabad kaga dhufteen gelinkii dambe ee shalay, sida ay sheegeen ururka dhaqaatiirta magaalada Omdurman…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Uganda: Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Kampala Wararka ka imaanaya caasimadda Uganda ee Kampala ayaa sheegaya in goordhaw ay laba qarax oo xooggan ay ka dhaceen bartamaha magaalada. Qaraxyada ayaa sababay burburka hanti fara badan iyo Dhimashada…