Muuqaal:-Waa Sidee Aragtida Haweenka Muqdisho Iyo Meel Marinta Kuraasta Haweenka? qaar ka mid ah haweenka Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay sida ay u arkaan meel marinta kuraasta ay haweenka ay ku fahdiyaan,iyagoo madaxda Dowladda u soo jeediyay in loo gaar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Muuqaal:-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan…
1 daqiiqo Muuqaal:-Aaden Barre Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan…
1 daqiiqo Muuqaal:-Goobjoog Oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Muuqaal:-Xogta Daahsoon Ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa. Aqirso…
1 daqiiqo Muuqaal:-Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Madasha Xibsiyada Qaran Oo Kahortimid Habraacyadii Guddigii Wadajirka Ee Baarlamaanka Federaalka. Halkan Ka Daawo Baaqii Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Muuqaal:-Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo Qarka U Saaran In Xilka Laga Qaado Jacfar Maxamed Ayaa Ka Waramaya Hoggaamiyaha aqlabiyada Kenya Aadan Barre Ducaale oo qarka u saaran in xilka laga qaado Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Goobjoog News
1 daqiiqo Jaamacadda Nile Oo Soo Bandhigtey Maktabad Online Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online ah si ay ugu faa’ideystaan ardayda. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online
1 daqiiqo Muuqaal:-Danjire Caalim “Dalalka Gadaal Ka Riixiya Wadahadalka Soomaaliya Iyo Somaliland Waxa Ay Doonayaan In Ay Fashiliyaan Somaliland” Aqoonyahan Danjire Caalim oo waraysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Dalalka gadaal ka riixiya Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ay doonayaan in ay fashiliyaan Somaliland. Halkan Ka Daawo Danjire Caalin…
1 daqiiqo Maxay U Mira Dhali la’ Yihiin Wadahadalada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Waxaa Sharaxaad Ka Bixiyay DR.Xasan Maxay u mira dhali la’ yihiin wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland mudo ka badan toban sano ah Waxaa sharaxaya Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadda Umadda.…