2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Qurbajoogta Turkida oo Maanta Lasoo Gabagabeynayo Muwaadiniinta Qurbojoogta dalka Turkiga ayaa maalintii afaraad codadkooda dhiibanaya, iyadoo maanta galinka dambe la soo gabagabeynayo, codeynta Qurbajoogta ayaa door ku leh doorashada gudaha, Sanaadiiqda ayaa dalka dib loogu celin…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Spain oo Xabsiga Dhigay Sedex Ruux oo Lagu Eedeyay Cunsuriyeynta Vinicius Jr Booliiska dalka Spain ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen cunsurinimo ay kula kaceen cayaaryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr. Saddexda qof ayaa da’doodu u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Qeyb Galay Shir Madaxeed Sharma Shiikh Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee Bangiga Horumarinta Afrika oo maanta ka furmay…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Doorashada Turkiga oo Yeelatay Waji Cusub iyo Erdogan oo Taageero Helay Doorashada madaxweynaha wadanka Turkiga ee lagu madlansan yahay 28-ka bisha ayaa durba soo baxaya isku soo dhowaasho iyo isxulufeysi xisbiyada qaar u dhaxeeya, kadib markii uu shir’ ja’aaid uu Isniintii…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Mareykanka oo Ka Warbixsay Weerar Laga Fuliyay Degmada Jilib Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Africa ee Africom ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ay ka fuliyeen Soomaaliya, kaas oo lagu bartilmaameedsaday dagaalmayaal ka tirsan Al-shabaab, taliska ayaa howlgalkaan kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Milatariga Sudan iyo Mucaaradka oo Ku Guuldareystay Dhaqan Gelinta Xabad Joojin Rasmi ah Weerarro dhanka cirka ah oo ay geysanayaan Milatariga Sudan iyo iska hor imaadyo ayaa waxaa laga soo wariganayaa magaalooyin ay kamid yihiin Khartoum iyo Umu Durmaan, taas oo meesha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dhinacyada Isku Haya Sudan oo Ku Heshiiyay Xabada Joojin Cusub Dhinacyada isku haya dalka Suudaan ayaa ku heshiiyey xabbad joojin toddoba ad ah, ka dib wadahadallo ka dhacay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Heshiiskaan ayaa la saxiixay goor dambe oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dagaal Laga Cabsi Qabo Sudan Kadib Xilkaqaadistii Ku-xigeenka Mitariga, Magaalada Khartoum ee dalka Sudan iyo magaalooyinka kale ee dalkaasi ayaa waxaa laga soo wariinayaa in ay ka jirto xaalad deganaan ah, walow ay juraan walaac laga muujinayo inuu dagaal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiir Uureeyay Ku-xigeenkiisa iyo Arrintaas oo Buuq Ka Dhex Dhalisay Dowladda Wadanka Dimuquraadiga ah ee Gongo ayaa waxaa ka dhacday arrin dhif iyo naadir ah, taas oo baraha bulshada hadal heyn badan ka abuurtay, kadib markii saxaafadda dalkaas ay baahisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hoggaamiyaha Milatariga Sudan oo Shaqada Ka Ceyriyay Ku-xigeenkiisa Taliyaha ciidamada Sudan Lt Gen Abdel Fattah al-Burhan ayaa shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa iyo taliyaha ciidamada degdega ah ee RSF Mohamed Hamdan Dagalo, oo loo yaqaan Hemedti, kaas oo…