1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Dil iyo Dhaawac Loogu Geystay Koonfur Afrika Kooxo burcad Koonfur African ah ayaa habeenimadii xalay dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaas oo kamid ahaa dhallinta u ganacsi tagatay dalkaasi. Magaalada Durban oo ee Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisalwasaarehii Hore Ee Sudan Al Mahdi Oo Geeriyooday Ra’iisul wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa ku geeriyooday Imaaraadka Carabta, kadib markii Covid-19 loo dhigay Isbitaal ku yaalla wadankaasi, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbigii isagu uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Burcad South African ah Oo La Qabtay, Xilli ay Dhac u Gaysanayeen Ganacsato Soomaaliyeed Waxaa gabi ahaanba gacanta lagu dhigay Burcad South African ah oo ku guda jiray dhac ay u gaysanayeen Dukaamo ay Soomaali iyo Itoobiyaan leeyihiin oo ku yaalla Magaalada Swellendam oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Nolosha Soomaalida Wadanka Angola Soomaalida ku nool Dalka Angola oo tira ahaan lagu qiyaaso Afar Kun ilaa Afar Kun iyo Shan Boqol oo Qof, oo qaarkood nalasoo xiriiray ayaa ka waramay noloshooda guud, iyagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xukuumadda Itoobiya oo Guulo Ka Sheegatay Dalgaalka Gobolka Tigray Dowladda Itoobiya ayaa guulo waxaa ay ka sheegatay dagaalka gobolka Waqooyiga dalkaas, waxaana ay durgayaan magaaliyin gobolka waxaa xoogaga u daacad ah maamulka gobolkaas ee TPLF, ka qabsadeen magaalada Adigrat. Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururka Midowga Africa oo Magacaabay Ergo Xalisa Colaadda Itoobiya Ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya in xal waara laga gaaro xiisadda ka taagan Waqooyiga wadanka Itoobiya gobolka ku yaalla, halkaas oo ay isku hayaan dowladda federaalka ah iyo ururka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Natiijada Doorashadii Hirshabelle iyo Hirgelinta Geedi-socodka Doorashada Qaran Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacday Dowlad Goboleedka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Jabuuti oo War Kasoo Saartay Colaadda Itoobiya Dowlada Jabuuti ayaa war qoraal ah waxaa ay ka soo saartay colaadda ka taagan dalka Itoobiya, waxaana ay noqotay wadankii ugu horeeyay ee IGAD oo ka hadashay dalaaglka dalkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Arrimaha Dibadda Syria oo Geeriyooday Waxaa maanta oo Isniin ah gudaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya ku geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda iyo Qurbajoogta Waliid Al-Mucallim, ahaana Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA”…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Qaatar iyo Qaramada Midoobay oo Kawada Hadalay Soomaaliya Ergayga Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ku sugan wadanka Qatar ayaa halkaas waxaa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda Qatar. Wasiirka arrimaha dibadda…