1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Soo Dhoweysay Heshiiskii Dhuusamareeb-3 Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweeysay hannaanka doorashada ee ka soo baxay Shirkii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb3, waxaana ay sheegtay madashu inuu shirku u baahan yahay dhammeystir. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka aragti Dhiibtay Xiriirka Diblamaasi Ee Somaliland & Taiwan Taiwan oo ah dal aan haysan aqoonsi isla markaana sheegta in ay ka go’day shiinaha intiisa kale ayaa safaaradeeda ka furatay degaanada Somaliland,Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xad- gudub ku tilmaantay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasaarada Waxbarashada Oo Ceyrisay Madaxii Hay’adda CARE Ee Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya Qoraal kasoo baxay sii hayaha xafiiska wasiirka waxbarashada Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa lagu faray Cabdullahi Imaan oo ahaa agaasimihii hey’adda CARE inuu dalka ka baxo. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mowfiqka Beesha Caalamka Ee Dhuusamareeb 3 Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalada Dhuusamareeb soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:-Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo ku taliyey…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda Beirut oo ay ku dhinteen in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo Gaaray Beirut Madaxweyneha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray magaalada Beyruut kaddib qaraxii ka dhacay halkaasi. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay jawaab deg deg ah oo ku aadan xal u helidda qalalaasaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud. Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Warbixin:- Cabsi Laga Qabo Fatahaado,Iyo Dabeylo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Fedraalka Soomaaliya Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay in Dowladda ay xoogga saari doonto yareynta qataraha musiibooyinka. Roobab xooggan ayey saadaasha toddobada casho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Waraysi-Dowladda Soomaaliya Oo si Rasmi Ah U Furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furtay Duulimaadyada Caalamiga ah Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Axmed Macalin Xasan ayaa sidaas u sheegay Warbahinta Dowladda. Halkan Ka Daawo Waraysi…