1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weriye Caan Ka Ahaa Dalkiisa Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus Zororo Makamba oo ah waa weriye u dhashay dalka Zimbabwe islamarkaana caanka ahaa dalkiisa waxaa ku dhacay xanuunka Coronavirus oo markii dambe keentay in xanuunkaasi uu ugu geeriyooday dalkiisa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dalalka Uganda iyo Ereteriya oo Laga Helay Kiisaskii ugu Horeeyay ee Xanuunka Coronavirus Waxaa kiisaskii ugu horeeyay ee xanuunka Coronavirus laga xaqiijiyay waddamada kala ah Uganda iyo Ereteriya oo deris la ah Soomaaliya, waxaana kiisaskan cusub ay sii kordhinayaan kuwii horey looga helay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo Kiisas Kale Oo Coronavirus Ah Xaqiijisay Dowladda Kenya ayaa waxa ay xaqiijisay in kiisas kale oo hor leh oo caabuqa Coronavirusa laga helay dalkeeda, waxaana tirade guud ee dalkaasi ay sii cagacageynaysaa ilaa 7 kiis. Mutahi…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isulwasaaraha Canada Oo Dalkiisa Ka Mamnuucay Ajaaniibta Cabsi La Xiriirta Faafidda Coronavirus Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka dhawaajiyay in dalkiisa laga mamnuucay ajaaniibta faraha badan marka laga reebo dadka u dhashay dalka Mareykanka iyo dadka heysta degenaanshaha joogtada ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wadanka Koongo oo Kiiskii Ugu Horeeyay Ee Cudurka Coronovirus ah Laga Helay Jamhuuriyadda Dimuquraadiga ah ee Koongo ayaa xaqiijisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka coronavirus ah. Cudurka ayaa laga helay nin 50-sano jir ah oo ka yimid magaalada Paris waxaana la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Trump Oo Laga Baaray Cudurka Coronavirus Iyo Natiijadii Ka Soo Baxday Oo La Shaaciyay Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa laga baaray xanuunka Coronairus, waxaana la shaaciyay in madaxweynaha uusan qabin xanuunkaasi oo fara ba’an ku haya dunida. In xanuunkaan laga baaro madaxweyne Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojinaya Duulimaadyada uga Yimaada Yurub Cabsi Laga Qabo Coronavirus Darteed Donald Trump madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan dulimaadyada uga yimaada dalalka Yurub cabsi ay ka qabaan cudurka Coronavirus oo haatan caalamka ku sii fidiya. Khubad uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Caafimaadka Ingiriiska Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wasiirka caafimaadka dalka Ingiriiska haweeneyda lagu magacaabo Nadine Dorries ayaa lagu soo waramayaa in laga helay caabuqa Coronavirus oo dunida maalinba maalinta ka dambeysa ku sii fidaya. Haweyneydaan ayaa sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…