2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Wasaaradaha Warfaafinta Ee Jaamacadda Carabta Wafdi ka socda Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa dalka Kuwait uga qayb galaya shirka guddiga joogtada ee Warfaafinta Jaamacadda Carabta, kaas oo lagu wado inuu ka furmo dalkaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirka Baarlamaanka Adduunka Wefdi ka socda labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa gaaray magaalada Manama ee Caasimadda Dalka Bahrain oo ay uga qayb…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladaha Sucuudiga iyo Iran oo Heshiis Ka Gaaray Khilaaf Muddo Ka Dhextaagnaa Dowladaha Sucuudiga iyo Iran ayaa markale gaaray heshiis taariikhi ah, kaas oo lagu soo afjayo khilaafka labada dowladood ee ku aadanaa xaaladda gobolka iyo mandiqadda Bariga dhexe, heshiiskaan imaanaysa toddobo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya iyo Hey’adda IMF oo shir ku saabsan arrimaha Deyn Cafinta uga furmay Nairobi Waxa magaalada Nairobi Nairobi ee dalka Kenya, Shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka. Shirkaan oo ay hormuud ka tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Nairobi Uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka qeybgalay shirka 15-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada qeyb-galayeen Madasha…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Xasan uu Ka Jeediyay Shirka Magaalada Doha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Shirka Loo Dhan Yahay ee LDC5 ee hal-ku-dheggiisu yahay: Ka faa’iidaysiga khayraadka la haysto si loo gaaro barwaaqo ayaa waxaa uu halkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxda Dowladda oo Ka Qeybgashay Munaasab Lagu Wareejinayay Gurmadka Dhulgariirkii Turkiga Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka qayb galay munaasabada Dowladda Turkiga loogu wareejiyay lacag dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Maxay Ka Wadahadleen Maxaweyne Xasan Shiikh iyo Dowladda Qatar Sheekh Tamiim? Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galaya Madasha Qaramada Midoobey ee dalalka soo koraya ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Soomaaliya Turkey Ugu Deeqaday in Ba Badan 90 Million Lira Dowladda Soomaaliya ayaa waxay safaaradda Turkey ee Soomaaliya ku wareejisay lacag deeq ah oo lagu gargaarayo dadkii ku waxyeelobay dhulgariirikii ka dhacay Turkey horaantii Febraury oo ay ku dhinteen…